Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo Qatar kala wareegtay agab loogu talagalay ka hortaga covid-19+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo Qatar kala wareegtay agab loogu talagalay ka hortaga covid-19+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay uga mahadcelinaysaa Dowladda aynu walaalaha nahay ee Qatar deeq agabka caafimaad ee loogu talogalay ka hortagga iyo xakamaynta xanuunka safmarka ah ee Karoona feyrus, waxa ayna caddaynaysaa inuu xooggan yahay xiriirka labo geesoodka ee labada dal ka dhexeeya.

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukumadda federaalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawud,Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Generaal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ,Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee xukumadda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdishi kula wareegay agabkaan looga hortago cudurkaan safmarka ah ee covid-19.

Related posts

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026

Sidoo diyaaradaan keentay agabkaan caafimaadka ee ka hortaga Karoona Feyruska ayaa waxaa la socday safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya iyo masuuliyiin kale sida lagu qoraalka barta facebook ee Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Soomaaliya.

Todobaadkii lasoo dhaafay ayay dowladda Soomaaliya ka guddoontay 10 tan oo shixnad kaalmo agab caafimaad oo Qatar ay u kala dirtay Magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa, kana koobnaa af-xerashada (maaskaro), gacmo gashiga (galoofyo), dharka ilaalinta caafimaadka iyo dareeraha gacmaha lagu nadiifsado.

Tags: Soomaaliya oo dowladda Qatar  kala wareegtay  agab  loogu talagalay ka hortaga covid-19+sawirro
Previous Post

Dowladda oo dib dalka ugu soo celineyso muwaadiniin ku xaniban dalalka Baksitaan,Imaaraadka iyo Turkiga

Next Post

Guddiga ka hortagga Covid-19 oo ka hadlay hoos u dhac ka muuqda faafidda cudurkaasi

Next Post
Guddiga ka hortagga Covid-19 oo ka hadlay hoos u dhac ka muuqda faafidda cudurkaasi

Guddiga ka hortagga Covid-19 oo ka hadlay hoos u dhac ka muuqda faafidda cudurkaasi

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In