Madaxweynaha Dowlad Goboleedla Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga aawgeed cafis u Fidiyay Maxaabiis kala duwan oo ku jiray Xabsiyada deegaanada maamulkaasi.
Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka oo laga xusay Muqdisho
Iyadoo caalamku maanta u xusaysaa Maalinta Caalamiga ah ee Yareynta Khatarta Masiibooyinka, Soomaaliya waxay xusaysaa adkeysiga iyo geesinimada bulshada Soomaaliyeed...