Wednesday, July 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo rajo wanaagsan ka muujisay hoos u dhac ku yimaada faafidda Covid-19

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo rajo wanaagsan ka muujisay hoos u dhac ku yimaada faafidda Covid-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caafimaadka Hirshabeelle mudane Cabdi Macalin oo maanta kormeer ku tagay isbitaalada Degmada Jowhar iyo xarunta karantiilka dadka uu soo rito Cudurka Covid19, waxaana kormeerka ku wehlinayay wasiiru dowlaha wasaarada Caafimaadka Muxudiin Muqtaar Cabdule iyo maamulka Degmada Jowhar.

Kormeerka kadib ayaa warbaahinta waxaa la hadlay  Guddoomiyaha Degmada Jowhar Cismaan Maxamed Muqtaar Baarey waxaana uu sheegay in wasaaradda ay kala shaqeyndoonaan fududeynta goobaha  lagenayo adeegyada Caafimaadka sidoo kale waxa uu bulshada Reer Jowhar ugu baaqay inay raacaan talooyinka Wasaarada Caafimaadka Hirshabeelle.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026

Wasiirka wasaradda Caafmaadka Hirshabeelle Cabdi Macalin Maxamed ayaa sheegay in 48saac aynu soo dhaafnay aysan jirin kiisas Cusub oo Covid19 ah islamaarkaana hadda raja wanaagsan ay ka qabaan inuu hoos u dhac ku yimaado Xanuunka Covid19.

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ku baxay shaqaaqo ka dhacday degmada Deyniile

Next Post

Guddiga diyaarinta xeerarka Dhameystirka Sharciga Doorashooyinka oo kulan la qaatay Siyaasiyiinta Gobollada Waqooyi

Next Post
Guddiga diyaarinta xeerarka Dhameystirka Sharciga Doorashooyinka oo kulan la qaatay Siyaasiyiinta Gobollada Waqooyi

Guddiga diyaarinta xeerarka Dhameystirka Sharciga Doorashooyinka oo kulan la qaatay Siyaasiyiinta Gobollada Waqooyi

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay Munaasabadda Calan Saarka 1-da Luulyo

July 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In