Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Puntland oo dib u fureysa Maxkamadaha iyada oo laga foojignaanayo COVID-19

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Puntland oo dib u fureysa Maxkamadaha iyada oo laga foojignaanayo COVID-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Puntland oo dib u fureysa maxkamadaha xili weli uu jiro covid-19 waxaa maanta shir ku wada yeeshay xarunta Wasaaradda caafimaadka Puntland masuuliyiinta Wasaraadda iyo Garsoorka Puntland, waxaana laga wada hadlay talaabaaoyinka caafimaad ee lagu yaraynayo khatarta cudurka Covid-19 si dib loogu bilaabo adeega Maxkamadaha oo bulshada reer Puntland muhiimad u leh.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda caafimaadka Dr Cabdirisaaq Xirsi Xasan ayaa ugu horayn uga mahadceliyay mas’uuliyiinta garsoorka kulanka ay wada yeesheen kaasi oo lagu doonayo in la iskula meel dhigo talaabooyinka caafimaad ee loo baahanyahay in la hirgeliyo inta aan dib loo bilaabin shaqooyinka Maxkamadaha.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026

Waxaana Agaasimahu uu faray in loo bahan yahay in Maxkamadaha oo shaqadoodu socoto hadana laga hortago in xanuunka safmarka ah ee Covid-19 uu ku fido xarumaha Maxkamadaha oo dad badan iskugu yimaadaan inta badan.

Sidoo waxa uu soo jeediyay in loo baahanyahay in hoolka dacwadaha lagu qaadayo la xadido dadka gelaya gudaha sidoo kalena qofkasta la hubiyo inta uusan galin xaaladiisa caafimaad sida in la ogaado qandhada iyo inuu wato afxir (mask) iyo gacmo gashi (gloves) si looga yareeyo khatarta xanuunka.

Guddoomiyaha Maxkamada sare Puntland Nuur Ciise Mohamed ayaa isna dhankiisa soo dhaweeyay kulankaan oo xusay in loo baahanyahay in la ogaado qaabka dib loogu bilaabi karo shaqada garsoorka iyada oo laga fakarayo xanuunka Covid 19.

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Jamac Farax Xasan oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in Garsoorka Puntland uu haayo shaqo adeg, waxaana uu xusay in ka Wasaaradd ahaan ay masuuliyad ka saarantahay inay la socdaan badqabka caafimaad ee cidkasta oo meel iskugu imaanaysa si looga hubiyo inuusan fidin xanuunka Covid-19.

Tags: Puntland oo dib u fureysa Maxkamadaha iyadoo laga fijignaanayo COVID-19
Previous Post

Banaanbaxyo cusub oo ka Dhacay qaar Kamid ah magaalooyinka Mareykanka.

Next Post

Boliiska Kenya oo dilay nin lagu tuhunsanyahay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab

Next Post
Boliiska Kenya oo dilay nin lagu tuhunsanyahay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab

Boliiska Kenya oo dilay nin lagu tuhunsanyahay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ayaa kulan la qaatay maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Gobolka Mudug,...

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In