Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska ciidanka ilaalada nabad-gelyada wadooyinka oo ka digay xad gudubka sharuucda+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Taliska ciidanka ilaalada nabad-gelyada wadooyinka oo ka digay xad gudubka sharuucda+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska ciidanka  illaalinta nabad-gelyada wadooyinka ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta xarunta fiish taraafiko ee degmada shangaani ku soo bandhigay  Cabdi Liibaan cabdi oo 15 jir aan gaarin da’da wadista gadiidka dadweynaha sida uu qabo sharciga gadiidka qodobkiisa gadiidka daweynaha kaasi oo xalay ciidamada ay kusoo qabteen wadada  yugaandha ee loo yaqaano sidoo kale buundo labaad.

Taliyaha Ciidanka illaalada nabad-gelyada wadooyin General Maxamed Yuusuf Madaale oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay  in qof ka yar 22 sano uusan wadi Karin gaadiidka dadweynaha marka laga reebo gadiidka gaarka ah islamarkaana uu ka digay inaan lagu aaminin gadiidka dadweynaha qof aanan gaarin heerka  da’da loogu talagalay si loo ilaaliyo masuuliyada ka saaran bulshada.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

“ Qof  aanan gaarin 22 sano ma wadi karo gadiidka dadweynaha sida caasiga bii’elka iyo sidoo kale Mooto Bajaajka si loo qaato masuuliyadda dadweynaha raacaya gadiidkaasi, sidaa daraadeed waxaa dhammaan milkiilayaasha gadiidka aan ogeysiineynaa inay nala qaataan si aan sharciga u dhowrno.Ayuu yiri Generaal Maxamed Yuusuf Madaale.

Sidoo kale General Maxamed Yuusuf Madaale waxa uu faray waalidiinta Cabdi liibaan Cabdi inay yimaadan xarunta talista ciidanka illaalda wadooyinka si wax looga weydiiyo arrimaha wiilkooda.

“Waxaan rabnaa inay yimaadaan xarunta taliska ciidanka illaalada nabad-gelyada wadooyinka waalidiinta Cabdi Liibaan Cabdi si aan wax uga weydiino ogaasha in wiilkooda uu yahay darawal ka xeeyo gadiidka dadweynaha .ayuu ku daray Taliyaha .

Udug dambeynta waxa uu Generaal Maxamed Yuusuf Madaale kusoo gabagabeeyay in sidoo kale dadka kala gadanayo gadiidka ay ukala wareejineyso waaxda iibka gadiidka sidaa daraadeed looga baahanyahay inay yimaadaan islamarkaan ay bixiyaan canshuurta dowladda.

Tags: Taliska ciidanka ilaalada nabad-gelyada wadooyinka oo ka digay xad gudubka sharuucda+sawirro
Previous Post

Dowladda oo Qalab Caafimaad iyo Dawooyin Gaarsiisay Degmada Xudur ee Gobalka Bakool

Next Post

Dowladda oo kordhisay qeybinta deeqaha gargaar ee la siinayo dadka u baahan

Next Post
Dowladda oo kordhisay qeybinta deeqaha gargaar ee la siinayo dadka u baahan

Dowladda oo kordhisay qeybinta deeqaha gargaar ee la siinayo dadka u baahan

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In