Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismaha Xarunta Wasaaradda Qorsheynta oo heer gabo gabo ah maraya+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dhismaha Xarunta Wasaaradda Qorsheynta oo heer gabo gabo ah maraya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghyaha joogta wasaaradda qorsheynta, maal-galashiga iyo horumarinta Dhaqaalaha ee xukumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdulqaadir Maxamed Aadan iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay dhismaha xarunta wasaaradda oo heeg gabo gabo ah maraya.

Dhismaha Xaruntaan oo si casri ah loo dhisayo ayaa wxaa maalgalinayo dowladda Qatar wxaana sidoo kale ay haatan ka mid tahay xarumaha xariga laga jari doonaa gudaha todobaadka xorriyadda .

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

09 .9 sanadii 2018 ayay aheyd markii uu Ra’isulwasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre uu  dhagax dhigay xaruntaa si dib udhis balaaran loogu sameeyo.

Dhismaha xaruntaan wasaaradda Qorsheynta ayaa ka mid ah qorshaha xukumadda eek u aadan in dhismayaasha xarumaha dowlada dib dhis lagu sameeyo si loo soo celiyo heykalkii dowladnimada.

Tags: Dhismaha Xarunta Wasaaradda Qorsheynta oo heer gabo gabo ah maraya+Sawirro
Previous Post

Madaxweyne Laftagareen oo saraakiisha guutada 9-aad kala hadlay howlgallo dib u xoreyn ah+Sawirro

Next Post

Madaxweyne Qoor Qoor oo gaaray deegaanka Ceelguula+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Qoor Qoor oo gaaray deegaanka Ceelguula+Sawirro

Madaxweyne Qoor Qoor oo gaaray deegaanka Ceelguula+Sawirro

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In