Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gaalkacyo Waxaa laga bilaabay dhismaha Waddo Laami ah +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Gaalkacyo Waxaa laga bilaabay dhismaha Waddo Laami ah +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka dowlada hoose ee dagmada Galkacyo ee Galmudug ayaa maanta bilaabay dhismaha waddo laami ah, taas oo noqaneysa tii Sadexaad ee maamulku ka bilaabo dhismaheeda magaalada Gaalkacyo. Waxaana maalgeliyay mashruuca SSF ee wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.

Dhismaha waddadaan oo qeyb ka ah mashaariicda wadaagaa ee xoojinta amniga Iyo nabad-galyada Magaalada Gaalkacyo ayaa Waxaa ugu horeyn Ka Warbixiyay duqa Degmada Gaalkacyo, Xirsi Yuusuf Barre, oo Sheegay In dhismaha wadadaan ay qeyb Ka tahay mashaariicda Xoojinta nabad galyada Magaalada  oo ay wada fulinayaan maamulada dowlada hoose ee Gaalkacyo ee Galmudug Iyo Puntland

Related posts

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

July 29, 2026

C/raxmaan Cali Diiriye Isxal, oo ah guddoomiyaha gobolka Mudug ayaa bogaadiyay wada shaqeynta maamulada Puntland iyo GalMudug, maadaama mashruucan uusan suurtagaleen haddii aanu jirin wada shaqeynta labada dhinac.

Mashruucan lagu dhisayo waddadan laamiga ah waxaa xiga waddo kale oo affaraad oo laga hirgelin doona isla magaalada Gaalkacyo.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo ku Dhawaaqday in Dabaal Degyada Tododbaadka Xorriyadda loo Bedelay Mashaariic

Next Post

Ciidanka Kumandooska oo Alshabaab kala wareegay Degaano ka tirsan Jubada Hoose +Sawirro

Next Post
Ciidanka Kumandooska oo Alshabaab kala wareegay Degaano ka tirsan Jubada Hoose +Sawirro

Ciidanka Kumandooska oo Alshabaab kala wareegay Degaano ka tirsan Jubada Hoose +Sawirro

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

Tababarka wajigii labaad ee Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada oo la soo gabagabeeyay

July 29, 2026
0

Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan ‎

July 29, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

July 29, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Kampala si rasmi ah uga furmay shirka taliyeyaasha ciidamada dalalka ciidamada ku deeqay Hawlgalka Midowga Afrika ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In