Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyeyaasha ciidamada dhulka iyo Badda oo xilalkooda ku kala wareegay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Taliyeyaasha ciidamada dhulka iyo Badda oo xilalkooda ku kala wareegay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad kooban oo ay xilalka ku kala wareegayeen Taliyeyaasha ciidamada dhulka iyo Badda ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.

Xafladda ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo marti sharaf kale.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026

Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Daahir Taliyihii hore ee ciidanka dhulka, haatanna ah Taliyaha ciidanka badda oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay munaasabadda maanta, isagoo intaa ku daray in uu xoogga saari doono sidii uu u gudan lahaa waajibaadka ka saaran tayaynta ciidanka badda.

Taliyihii hore ee ciidanka badda, isla markaana ah Taliyaha ciidanka Dhulka Sareeyo Cabaas Aamiin Cali ayaa uga mahadceliyay taliyihii hore howsha uu qabtay, waxaana uu balan qaaday in uu dar dargelin doono howlaha horyaala.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo xafladda soo xiray ayaa Taliyayaasha ciidamada Dhulka iyo Badda kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadka loo igmaday.

“Waxaan rajeynayaa mas’uuliyadda hortaala ee waqti badan aan ku soo bixinay, hadana aan waqti badan ku bixin doonaan in uu Alle u fududeyn doono, runtii waa mid la isugu duceeyo ee ma ahan mid la isugu hambalyeeyo, waa mas’uuliyad ay waajib muqadas nagu tahay in sida ay tahay aan uga soo baxno” ayuu yiri Taliyaha ciidanka xoogga dalka..

Previous Post

Danjire James Swan iyo Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo lagu soo dhaweeyay xarunta Sheybaarka Qaranka

Next Post

Danjiraha JFS ee dalka Suudaan oo la kulmay Mr. Brain “SAWIRRO”

Next Post
Danjiraha JFS ee dalka Suudaan oo la kulmay Mr. Brain “SAWIRRO”

Danjiraha JFS ee dalka Suudaan oo la kulmay Mr. Brain “SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 6, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan  Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ku maamuusay kulan afur

March 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 5, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

Agaasimaha Hay’adda NISA oo kulan sagootin u sameeyay Sarreeye Guuto Aadan Maxamed

March 5, 2026
0

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In