Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada xooggga dalka oo howl-gallo lagu baacsaday Al-Shabaab ka sameeyay Gobolka Hiiraan

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Ciidanka XDS oo Al-shabaab kala wareegay deegaano Sh/Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howl-gallo ciidamada xooga dalka ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan.

Howl-galladaan  oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa fuliyey ciidamada qeybta 27-aad ee xoogga dalka Soomalaiyeed, kuwaas oo ka howl-gala gobolkaasi.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada

March 29, 2026
Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026

Ciidamada ayaa si gaar ah dhaq-dhaqaaqyadaasi uga sameeya inta u dhexeysa degmooyinka Buulo-Burte iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda oo ka warbixiyey howl-galladaasi ayaa sheegay inay ku bartilmaameedsadeen goobo ay sheegeen in laga soo abaabulo weeraro maleeyshiyada Al-Shabaab ay ka fuliyeen gobolkaasi oo dhaca bartamaha dalka.

Previous Post

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in la xakameyn doono baraha bulshada

Next Post

Shirkii dib u heshiisiinta ee Galdogob ka socday oo heshiis muhiim ah lagu gaaray +Sawirro

Next Post
Shirkii dib u heshiisiinta ee Galdogob ka socday oo heshiis muhiim ah lagu gaaray +Sawirro

Shirkii dib u heshiisiinta ee Galdogob ka socday oo heshiis muhiim ah lagu gaaray +Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay warar been abuur ah oo lagu faafiyay baraha bulshada

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu si cad u cadeynayaa in uusan jirin wax...

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In