Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Cusub Ee Howlgalka Soomaaliya Ee Hay’adda Socdaalka Adduunka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Cusub Ee Howlgalka Soomaaliya Ee Hay’adda Socdaalka Adduunka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa cusub ee howlgalka Soomaaliya ee hay’adda Socdaalka adduunka ee IOM, Richard Danziger, kaasi oo booqasho ku yimid dalka.

Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa wafiga ku soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda, kaasi oo ay ka wada hadleen arrimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka iyo sidii dhallinyarada loogu abuuri lahaa fursado shaqo.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

“Maanta, waxaan xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ku qaabbilay Madaxa cusub ee howlgalka Soomaaliya ee hay’adda Socdaalka adduunka ee IOM, Richard Danziger oo booqashadii u horreysay noogu yimid”.ayuu yiri Wasiir Sadiiq.

Wasiirka mar uu ka hadlayay waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay ka wada hadleen ayaa yiri “Kullanka wuxuu la xiriiray xoojinta xiriirka, Taageerrada Shaqo Abuurka Dhallinyarada iyo Muwaadiinta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabanaya. Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an inay muwaadiniinta helaan hannaan u jiheynaya shaqooyin iyo taageerro la isku haleyn karo”.

Previous Post

Dhallinyaro Hal Abuur Ganacsi Oo Cusub Ku Soo Kordhiyay Magaalada Xudur “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Degmada Baardheere Oo Bulshada Ka Codsaday In Gacan Lagu Siiyo Dib U Dhiska Buundada “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Degmada Baardheere Oo Bulshada Ka Codsaday In Gacan Lagu Siiyo Dib U Dhiska Buundada “SAWIRRO”

Maamulka Degmada Baardheere Oo Bulshada Ka Codsaday In Gacan Lagu Siiyo Dib U Dhiska Buundada “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In