Xili labadii maalin ee ugu dambeeysay ciidanka kumaandooska xoogga dalka ay kawadeen howlgalo lagu bur-burinayay degaanada ay ku dhuumaaleeysanayaan maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab ayaa howlgalkii baaritaanka ee ay manta kasameeyeen degaanada mubaarak iyo daarul-salaam waxeey kusoo qabteen horjoogayaal iyo maleeshiyaad katirsan argagixisada al-shabaab.
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...





















