Ra’isulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga diyaarinta aaska qaran ee marxuum Xasan abshir faarax Ra’isulwasaarihii hore ee dalka oo ku geeriyooday magaalada ankara ee dalkaย Turkiga .
Guddiga waxaa uu ka kooban yahay xubnaha hoos ku qoran
1- Mahdi Maxamed Guuleed Ra’isulwasaare ku xigeenka XFSย ย ย ย :Guddoomiye.
2- Axmed Ciise Cawad Wasiirka Arrimaha Dibaddaaย ย ย ย ย ย ย ย ย ย :Xubin.
3. Mohamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafintaย ย ย ย ย ย ย : Xubin
4. Maxamed Abuukar Islow Wasiirka Amniga Gudahaย ย ย ย ย ย ย ย ย :Xubin
5. Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaaladaย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย :Xubin
6. Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyaradaย ย ย ย ย ย ย ย ย ย : Xubin
7. Fowsiya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadkaย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย :Xubin.
8. Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) Wasiirka Gaadiidkaย ย :Xubin.
9. Maxamuud Xayir Ibraahimย Wasiiru dawlaha Maaliyaddaย ย ย ย ย : Xubin











