Tuesday, December 16, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koofur Galbeed Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Shacabka Uu Saameeyay Fatahaadda, Una Mahadceliyay Dowladda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Xukuumadda Oo Nus Milyan Doolar U Qoondeysay Gurmadka iyo Samata Bixinta Dadka Ay Saameeyeen Fatahaadda Degmada Afgooye “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa sheegay in lix kun iyo sideed boqol oo qoys ay ku barakaceen fatahaadda Webiga Shabeelle uu ka geystay degmada Afgooye, isagoo ku baaqay in loo gurmado dadka ay saameeyeen musiibada.

Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa sheegay in fatahaadda webiga ay saameysay nolosha qoysas badan oo ku noolaa Afgooye, isagoo xusay in laga cabsi qabo in webiga uu fatahaad kale oo horleh uu ka geysto deegaanno ka tirsan gobolka gaar ahaan Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Tababar u furay Saxafiyiinta Ka Shaqeyn Doona Habdhaqanka Warbaahinta Xiliga Doorashada

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Tababar u furay Saxafiyiinta Ka Shaqeyn Doona Habdhaqanka Warbaahinta Xiliga Doorashada

December 16, 2025
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Ÿ”๐Ÿ“-๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ข๐›๐ฅ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

โ€œRuntii maanta waxaan inta u soo istaagnay inaan ka hadalno arrinta fatahaadda webiga Shabeelle ee Degmada Afgooye iyo eeriyada ku dhow oo uu saameyn badan ku yeeshay, runtii meeshaas waxaa ka dhacday dhibaato xoog badan iyo barakac saameeyay ilaa lix kun iyo sideed boqol oo qoys ay ka baxeen guryahooda, waxaan rabnaa dadka Soomaaliyeed ninkasta oo wax heysta in loo gurmado walaalahood dadka reer Afgooye,โ€.ayuu yiri Madaxweyne Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya uga mahadceliyay deeqda lacagta ah ay ugu yabooheen bulshada ku dhibaateysan Afgooye iyo deegaannada kale oo hoostaga.

โ€œDowladda Federaalka waxaan uga mahadcelineynaa gurmadkii ay noo sameeyeen, ayna u sameeyeen shacabkooda iyo dadka reer Afgooye lacagta shanta boqol kun ahayd ay ku deeqeen dowladda Federaalka, Raโ€™iisul Wasaaraha, Wasaaradda Maaliyadda iyo dowladda oo dhan waan uga mahadcelineynaa, waxaan kaloo rabnaa in hadduu Ilaahey yiraahdo hay’adaha caalamiga ah, dowlad Goboleedyada iyo shacabka Soomaaliyeed oo dhan inay u gurmadaan dadkaas dhibaateysan oo biyaha ku dhex jiro, oo jiif laโ€™aanta iyo cunno laโ€™aanta ahโ€. ayuu yiri Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay sameyn doonaan qorshe looga hortagayo in markale uu fatahaad sameyo webiga Shabeelle, ayna gacan weyn ka geysan doonaan in loo gurmado shacabkii uu saameeyay fatahaadda webiga.

Previous Post

Xukuumadda Oo Nus Milyan Doolar U Qoondeysay Gurmadka iyo Samata Bixinta Dadka Ay Saameeyeen Fatahaadda Degmada Afgooye “SAWIRRO”

Next Post

Taliye Odowaa Iyo Saraakiil Cidan Oo Kormeer Ku Tegay Xerada Ciidanka Kumaandooska Danab โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Taliye Odowaa Iyo Saraakiil Cidan Oo Kormeer Ku Tegay Xerada Ciidanka Kumaandooska Danab โ€œSAWIRROโ€

Taliye Odowaa Iyo Saraakiil Cidan Oo Kormeer Ku Tegay Xerada Ciidanka Kumaandooska Danab โ€œSAWIRROโ€

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Tababar u furay Saxafiyiinta Ka Shaqeyn Doona Habdhaqanka Warbaahinta Xiliga Doorashada

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Tababar u furay Saxafiyiinta Ka Shaqeyn Doona Habdhaqanka Warbaahinta Xiliga Doorashada

December 16, 2025
0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa magaalada Muqdisho maanta tababar uga furay ku dhowaad 90...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Ÿ”๐Ÿ“-๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ข๐›๐ฅ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐ž ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Ÿ”๐Ÿ“-๐†๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ข๐›๐ฅ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

December 16, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda xuska 65-guurada xiriirka diblomaasiyadeed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga Dibadda ee Sweden

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga Dibadda ee Sweden

December 16, 2025
0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga...

Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka oo Kulan Latashi la yeeshay Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFSโ€

Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka oo Kulan Latashi la yeeshay Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFSโ€

December 16, 2025
0

Guddiga Madaxa banaan ee Dib- u- eegista Dastuurka ayaa Kulan Latashi hordhac ah oo ku saabsan Cutubka Maaliyadda oo la...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In