Thursday, August 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muslimiinta Turkiga oo manta salaadda Jimcaha ku oogaya Masjidka Xaajiya Soofiya

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Muslimiinta Turkiga oo manta salaadda Jimcaha ku oogaya Masjidka Xaajiya Soofiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Salaadda Jimcaha ayaa lagu wadaa in manta lagu tukado dhismaha Masjidka Xaajiya Soofiya oo ku yaalla Magaalada Istambuul ee dalka Turkiga,ka dib markii in muddo ah uu ahaa Matxaf ama goob lagu bandhigo dhaqanka iyo taariikhda.

“Muslimiintu way faraxsanyihiin, qof walbaa wuxuu doonayaa inuu ka qeyb galo furitaanka,” ayuu yiri Gudoomiyaha Magaalada Istanbul Ali Yerlikaya oo maalinimadii shalay la hadlay Warbaahinta.

Related posts

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

August 12, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

Horaantii bishaan, maxkamadda sare ee Turkiga ayaa baabi’isayย  madxafkii Hagia Sophia,oo muddo 86-sano ah ahaa dhismo heyโ€™adda ย Unesco ay u aqoonsan tahay ย goob lagu bandhigo dhaqanka iyo taariikhda.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay in 24-ka Luulyo oo ku began manta dib loo furayo dhismahaasi oo loo qorsheeyay in uu noqdo masjid

sanadkii 537 waxaa la bilaaay ย dhismahaasi oo ay gacanta ku hayeen koox Kirishtaan ah oo ka socota dariiqada Ortodex,waxaana sanadihii u dheeyay ย 1204- 1261-dii maamulaayey koox kale oo ah Katooligga,iyagana waxaa dhismahaasi kala wareegay muslimiinta sanadkii1443-dii.

Sanadkii 1935-tii dhismahaasi waxaa loo aqoonsaday Matxaf,xilligaasi oo uu talada dalka Turrjiga haayey Ataa Turki

Tags: Muslimiinta Turkiga oo manta salaadda Jimcaha ku oogaya Masjidka Xaajiya Soofiya
Previous Post

Ogeysiis: Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shaacisay fursado shaqo oo ka banaan

Next Post

AUN: Xuska dadkii ku shahiiday Qaraxii Sanad ka hor ka dhacay Dowladda Hoose oo Muqdisho ka socdo

Next Post
AUN: Xuska dadkii ku shahiiday Qaraxii Sanad ka hor ka dhacay Dowladda Hoose oo Muqdisho ka socdo

AUN: Xuska dadkii ku shahiiday Qaraxii Sanad ka hor ka dhacay Dowladda Hoose oo Muqdisho ka socdo

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

August 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...

Masโ€™uuliyiin ka qeybgashay janaasada iyo aaska Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho

Masโ€™uuliyiin ka qeybgashay janaasada iyo aaska Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho

August 12, 2026
0

Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya Oo Cambaareysay Aqoonsiga Kolombiya ee Madax-bannaanida Israaโ€™iil ee Buuraleyda Golan

August 12, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa goโ€™aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israaโ€™iil ee ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In