Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

AUN: Xuska dadkii ku shahiiday Qaraxii Sanad ka hor ka dhacay Dowladda Hoose oo Muqdisho ka socdo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
AUN: Xuska dadkii ku shahiiday Qaraxii Sanad ka hor ka dhacay Dowladda Hoose oo Muqdisho ka socdo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allah ha u naxariistee maanta waxa ay ku beegantahay markii uu qaraxii ismiidaaminta ahaa uu ka dhacay aqalka dowladda Hoose ee Xamar oo ay ku geeriyoodeen ku dhawaad tobon ruux ee uu ka mid ahaa Maayarkii Gobolka Banaadir ahaane duqii Caasimada Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow.

Sanad ayaa lag joogaa qaraxii ka dhacay gobolka Banaadir waxaana dadkii ku dhintay ka mid ahaa Guddoomiyaashii allah ha naxariistee Degmooyinka ย Cabdicasiis Sabaax Cabdullaahi,Shangaani Sahro Markeysi iyo guddoomiyihii degmada Waaberi Mahad Cilmi iyo agaasimyaal ka tirsanaa Gobolka Banaadir.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 27, 2026

September 26, 2026

Guddoomiyaha ย Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa magacaabay guddi diyaarinayo munaasabado lagu xusayo looguna duceynayo lagu qabto magaalada Muqdisho.

Maanta oo jimco ah ayaa waxaa muqdisho ka soconayo munaasabadahaasi maadaama ay ku beegantahay maanta waxaana la filayaa inay ka qeyb-galaan ururada bulshada rayidka iyo madaxa kale oo heer gobolka iyo heer dowladeed ah.

Weerarkii ย sanadka ka hor ka dhacay aqalka dowladda Hoose waxaa ku dhinta sedex Guddoomiye Degmo,labo lataliye sare ,hal agaasime guud ,sedex agaasime waxed waxaana sidoo kale ku dhaawacmay tiro kale oo ka badan 12 ruux .

Afhayeenka Gobolka Banaadir Salaax Cumar oo ka mid ah guddiga diyaarinayo munaasabadaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay uduceeyaan marxuumiintii ku shahiiday Gobolka Banaadir waxaana sidoo kale uu ugu baaqay in shacabka Soomaaliya looga baahanyahay inay ka qeyb-qaataan dagaalka lagula jiro argagixisada Al-shaab.

Tags: AUN: Xuska dadkii ku shahiiday Qaraxii Sanad ka hor ka dhacay Dowladda Hoose oo Muqdisho ka socdo
Previous Post

Muslimiinta Turkiga oo manta salaadda Jimcaha ku oogaya Masjidka Xaajiya Soofiya

Next Post

Munaasabad lagu sagootinayay Wafuudii Shirkii wadatashiga oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro

Next Post
Munaasabad lagu sagootinayay Wafuudii Shirkii wadatashiga oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro

Munaasabad lagu sagootinayay Wafuudii Shirkii wadatashiga oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In