Thursday, May 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caabudwaaq “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Qorshaynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaay Xildhibaanno ka tirsan Dawaladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray Caabudwaaq.

Wafdiga Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa markii ay gaareen Caabudwaaq waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay maamulka Degmada iyo qeybaha bulshada, waxaana loo galbiyay xarunta Maamulka.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

May 14, 2026

Wasiirka oo uu wehliyo Senator Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo ka tirsan Xildhibaanaada Aqalka Sare ayaa warbixino ka dhageystay maamulka Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud iyo qeybaha bulshada, kuwaasi oo ka warbixiyay xaaladda dhabta ah ee ka jirta magaalada.

Previous Post

Wasiir Maareeye: Shirka Dhuusamareeb waxaa ku soo biiraya Guddoonka labada Aqal iyo Xisbiyada Dalka

Next Post

Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka Ee Dowladda Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Ku Shiray Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka Ee Dowladda Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Ku Shiray Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka Ee Dowladda Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Ku Shiray Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

May 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

May 14, 2026
0

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

Wasiirka cusub ee Warfaafinta XFS ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda

May 13, 2026
0

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In