Friday, August 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Deni oo lagu soo dhoweeyay Gaalkacyo+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Deni oo lagu soo dhoweeyay Gaalkacyo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Gaalkacayo, Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo kasoo laabtay Shirkii Dhuusamareeb ayaa safar dhinaca dhulka ah ku tagay Gaalkacyo.

Safarka Madaxweyne Deni ayaa waxaa ku weheliyay xubno ka mid ah Golahiisa wasiirada, waxaana soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay masuuliyiin iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaalada Gaalkacyo.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Madaxweynaha Puntland oo goob fagaaro ah kula hadlayay dadkii u soo banaanbaxay soo dhoweyntiisa ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin ka shaqeynta danaha ummadda Soomaaliyeed iyo midka Puntland,isagoona sheegay in ay ku taagnaan doonaan waxa maslaxadda guud ay ku jirto.

Madaxweyne Deni ayaa kasoo amba-baxay magaalada  Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, waxaana uu safar xagga dhulka ah kusoo maray magalada Cadaado, iyadoona uu la socday Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

Tags: Madaxweynaha Deni oo lagu soo dhoweeyay Gaalkacyo+Sawirro
Previous Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo furay tababar loo qabtay weriyaal ka tirsan Warbaahinta Qaranka+Sawirro

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo sii socodsiinta howlaha golaha xukuumadda u igmaday kusimaha raiisul wasaaraha

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo sii socodsiinta howlaha golaha xukuumadda u igmaday kusimaha raiisul wasaaraha

Madaxweyne Farmaajo oo sii socodsiinta howlaha golaha xukuumadda u igmaday kusimaha raiisul wasaaraha

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In