Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo furay tababar loo qabtay weriyaal ka tirsan Warbaahinta Qaranka+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo furay tababar loo qabtay weriyaal ka tirsan Warbaahinta Qaranka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo ku saabsan xirfadda xiriirinta raadiyaha ayaa loo furay 10 wariye oo ka tirsan warbaahinta Qaranka gaar ahaan waaxda radio muqdisho codka jamhuuriyadda Soomaaliyaย  waxaana ka qayb galay Agaasimiha guud ee wasaaradda warfaafinta Cabdiraxmaan yuusuf Sheekh Al-Caddaala, agaasimaha waaxda tababarada iyo shaqaalaha Cabdirixiin Ciise Cadoow, agaasimaha radio muqdisho Yaxye Cali Faarax iyo gudoomiyaha guddiga goob shaqo,

tababarkan oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa la doonayaa in lagu tayeeyo habka loo soo jeediyo ku duwida jadwalka Raadiyaha sida uu sharaxayo agaasimaha waaxda tababarada iyo shaqaalaha ee wasaaradda warfaafinta Cabdirixiin Ciise Cadow,

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 27, 2026

September 26, 2026

Agaasimaha Radio muqdisho codka jamhuuriyadda Soomaaliyeed yaxye Cali Faarax ayaa tilmaamay in xiriirinta raadiyaha ay tahay waxyaalaha xiisaha uyeela baahinta idaacada loona baahanyahay dadka ka shaqeeya in xirfadooda kor loogu qaado.

“Xiriirinta idaacada waa mid ka mid soo jiidashada dhageystayaasha waxaana loo baahanyahay in loo gudbiyo si xirfadeysan ayuu hadalkiisa ku daray agaasime Yaxye.

Ustaad Xasan abuukar Cali (Xasan baydhabo) ayaa xusay in xiriirinta raadiyaha ay lagama maarmaan utahay in loo helo hawl wadeeno xirfadd sare leh oo dadka wax ugu gudbin kara sida ugu wanaagsan.

Agaasimiha guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan yuusuf Al-Caddaala ayaa sheegay in jiilasha ee warbaahinta qaranku ay waayo aragnimo ka dhaxlayaan hawl wadeenadii mudada dheer usoo shaqayeeyay warbaahinta dowladda Soomaaliya.

“Waxaa hubaal ah inaad waayo arragnimo dheeraad ah aad ka qaadaneysaan qaabiirada inbadana iyo muddo dheer ka soo shaqeeyay warbaahinta isla-markaana aad ka dhaxleysaan wax muuqda waa haddii aad sidii loogu talagalay aad uga faa’ideysataan fursadaha aqoontiina kor loogu qaadayo ayuu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay agaasime Cadaala.

Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa sandkaan 2020 u qabatay shaqaalaha warbaahinta qaran in kabadan toban tababaro oo kor loogu qaadayo xirfadooda si ay u gutaan waajibaadka loo ekmaday oo ah in si xirfadeysan ay ugu adeegaan bulshada Soomaaliyeed.

Tags: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo furay tababar loo qabtay weriyaal ka tirsan Warbaahinta Qaranka+Sawirro
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay goโ€™aanka G/Shacabka ee Kalsooni kala-noqoshada Raโ€™iisul Wasaaraha

Next Post

Madaxweyne Deni oo lagu soo dhoweeyay Gaalkacyo+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Deni oo lagu soo dhoweeyay Gaalkacyo+Sawirro

Madaxweyne Deni oo lagu soo dhoweeyay Gaalkacyo+Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In