Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha qeybta Booliiska Galmudug iyo Saraakiil kale oo gaaray Caabudwaaq+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Taliyaha qeybta Booliiska Galmudug iyo Saraakiil kale oo gaaray Caabudwaaq+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha qeybta Booliiska Galmudug General Bishaar Abshir Geedi oo kormeer howleed kumaraya Sadhigyada degmooyinka ayaa gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud halkaa oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug General Bishaar ayaa safarkiisa maanta oo uu kaga baxay Xeraale ku sii maray Deegaanada Huurshe iyo Bangeelle kuwaa oo ay ka howl galaan Saldhigyo Booliis, taliyaha ayaa sidoo kale kormeeray Saldhigyada guud ee goobaha uu tagay isagoo saraakiisha iyo Ciidamada ka dhageystay howlaha ay u qabtaan bulshada iyo hadii ay jiraan culeesyo u baahan wax ka qabasho.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Taliyaha oo safarkiisaan kusii maraya degmooyinka Xorta ah ee Galmudug ayaa socdaalkiisan ku soo beegmayaa xili ciidamada Booliiska Faderaalku ay dardar galiyeen howlaha amniga ee Galmudug, dhowaanna lasoo gaarsiiyay gaadiid saldhigyada qaar lagu wareejiyay.

Tags: Taliyaha qeybta Booliiska Galmudug iyo Saraakiil kale oo gaaray Caabudwaaq+Sawirro
Previous Post

Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo Xariga ka jaray Machadka sare ee daraasaadka amniga+Sawirro

Next Post

Madaxwyne Waare oo Safiirka Qatar ee Soomaaliya kala hadlay dhismaha waddada Muqdisho iyo Jowhar+Sawirro

Next Post
Madaxwyne Waare oo Safiirka Qatar ee Soomaaliya kala hadlay dhismaha waddada Muqdisho iyo Jowhar+Sawirro

Madaxwyne Waare oo Safiirka Qatar ee Soomaaliya kala hadlay dhismaha waddada Muqdisho iyo Jowhar+Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In