Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta XFS Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Warfaafinta Koofur Galbeed.+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta XFS Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Warfaafinta Koofur Galbeed.+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii hayaha wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka cusub ee waarfaafinta dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Mudane Ilyaas Siciid Cali.

Wasiir Maareeye waxaa ku wehlinyay qaar ka mid agaasimiyaasha wasaaradda sida ,Maamulka iyo maaliyadda,Howlahha guud ,Tvga ,Sonna,iyo xubo kale.

Related posts

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026

Soo dhaweynta kadiib labada masuul ayaa waxa ay kormeereen dhammaan qeybaha wasaaradda si gaar ah warbaahinta dowladda Tvga,Radiyaha,Wakaaladda Qaranka ee Sonn,Waxaana lala wadaagayay qaabdhismeedyada iyo sida ay warbaahinta dowladdu ugu adeegto shacabkeeda.

“Maanta waxaan xafiiskayga ku soo dhoweeyey wasiirka cusub ee wasaaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta ee dawlad goboleedka Koofur-Galbeed Mudane Ilyaas Siciid Ali iyo agaasimihiisa guud. Labada masuul waxay booqdeen waaxyaha iyo qaybaha wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska iyadoo Agaasime waaxeed kastaa la wadaagay qaabdhismeedka iyo hawlaha waaxdu hayso si ay qidrad uga heleen ayuu yiri wasiir Maareeye.

Guud ahaan xarunta wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka socdo dib udhis balaaran iyadoo sidoo kale la qalabeynayo warbaahinta dowladda si loo xoojiyo waajibaadka ka saaran u adeegida bulshada Soomaaliyeed.

Tags: Sii Hayaha Wasiirka Warfaafinta XFS Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wasiirka Warfaafinta Koofur Galbeed.+Sawirro
Previous Post

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Oo Shaaciyay Tirada Dadkii Ku Dhintay Weerarkii Xabsiga Dhexe

Next Post

Shirka Wasiiradda Maaliyadda Dowlad Goboleedyada,iyo Dowladda dhexe oo Muqdisho ka dhacay+Sawirro

Next Post
Shirka Wasiiradda Maaliyadda Dowlad Goboleedyada,iyo Dowladda dhexe oo Muqdisho ka dhacay+Sawirro

Shirka Wasiiradda Maaliyadda Dowlad Goboleedyada,iyo Dowladda dhexe oo Muqdisho ka dhacay+Sawirro

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
0

Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026
0

Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...

Ururka Siyaasadeedka JSP oo xaruntiisa dhexe ee Galmudug si rasmi ah looga daah-furay Dhuusamareeb

Ururka Siyaasadeedka JSP oo xaruntiisa dhexe ee Galmudug si rasmi ah looga daah-furay Dhuusamareeb

July 10, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu daah-furay xarunta dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In