Madaxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, ayaa sheegay in uu bilowday dagaal ka dhan ah Al-shabaab ee loga saarayo degaanada ay kaga sugan yihin maamulka Galmudug ,waxaa una sheegay in howlgalka ay iska kaashan doonaan ciidamada dowlada iyo beesha caalamka.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug, Axmed Macalin Fiqi, oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in maalmaha soo socda ay bilaabin doonaan dagaal ka dhan ah Al-shabaab si looga saaro degaananda ay weli u sugan yihiin ee ka tirsan Galmudug waxa sido kale bogaadiyay dadka degaanka ee la dagalamay Maleeshiyada Al-shabaab
Hadalkan ayay madaxdu ka shegeeyn xili ay booqdeeyn goobtii shalay ay ku dagaalamaeyn Al shabaab iyo dadka degaanka.