Thursday, May 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo xariga ka jaray wado cusub oo laga dhisay Gaalkacyo+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo xariga ka jaray wado cusub oo laga dhisay Gaalkacyo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha baarlamaanka galmudug Maxamed Nuur Gacal  oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu maanta xariga ka jaray waddo laami ah oo isku xirta cagaarweyne ilaa hotel five star taas oo dhawaan uu  dhagax dhigay madaxweynaha  puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

xarig jarka waddadaan laamiga ah oo lagu dhisay mashruuca nabada iyo is dhaxgalka magaalada gaalkacyo ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xildhibaano ka kala socday puntland iyo galmudug,masuuliyiinta gobalka iyo kuwa degmada Gaalkacyo ee laba dhinac iyo qaybo kamid ah saraakiisha ciidamada  amaanka .

Related posts

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 21, 2026
Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026

ku xigenka duqa degmada Gaalkacyo Cabdiraman_Maxamed iyo gudoomiyaha Dagmada galkacyo ee puntland Saahid Maxamed Cali ayaa  xarig jarka kadib waxa ay warbixin ka siiyeen  gudoomiyaha baarlamaanka galmudug mashariicda hormrineed ee ka socda magaalada gaalkacyo.

Guddoomiyaha barlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal  ayaa kula dar daarmay in bulshada labada dhinac ay ilaaliyaan nadaafada iyo bilicda wadooyinka isagoo sidoo kale uga baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amanka.

“Waxaan bulshada uga baaqayaa inay la shaqeeyaan laamaha amaanka iyo sidoo kale inay ka shaqeeyaa nadaafada iyo bilicda wadooyinka maadaama ay dhismayaasha wadooyinka ay soo kordhinayaan isdhaxgalka bulshada iyo ganacsiga ayuu yiri guddoomiye Maxamed Nuur Gacal.

Tags: Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo xariga ka jaray wado cusub oo laga dhisay Gaalkacyo+Sawirro
Previous Post

Ciidamada Danab oo kooxda Al-Shabaab ka saaray Kunturwaareey

Next Post

Akhriso: Magacyada Horjoogayaasha Al-Shabaab Ee Lagu Dilay Degmada Kuntuwaareey

Next Post
Akhriso: Magacyada Horjoogayaasha Al-Shabaab Ee Lagu Dilay Degmada Kuntuwaareey

Akhriso: Magacyada Horjoogayaasha Al-Shabaab Ee Lagu Dilay Degmada Kuntuwaareey

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 21, 2026
0

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

May 21, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In