Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Akhriso: Magacyada Horjoogayaasha Al-Shabaab Ee Lagu Dilay Degmada Kuntuwaareey

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Akhriso: Magacyada Horjoogayaasha Al-Shabaab Ee Lagu Dilay Degmada Kuntuwaareey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa magacyada Horjoogeyaasha maanta lagu dilay magaalada Kuntuwaareey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Ciidanka kumaandooska ee Danab ayaa ku guuleystay in aroornimadii hore ee saaka ay si buuxda ula wareegaan Degmada Kuntuwaareey ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo ay ku dileen ilaa iyo afar horjooga kuwaasi oo kala ah.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

1- Maxamuud  Axmed Gaboobe Raage (Daariq)

2- Qaalid  Cumar Sariix oo argagixisada Al-Shbaaab u qaabilsanaa Madaxa Maaliyadda Kuntuwaareey

3- Muxsin Sheekh Cali oo maleeshiyada u qaabilsanaa Maxkamadda  Kuntuwaareey iyo degaanada hoos yimaada oo uu ku ridi jiray xukuno sharci darro ah oo dadka rayidka ah looga qaadan jiray lacago baad ah iyo horjoogaha afaraad oo magaciisa lagu soo koobay Saalaxudiin oo argagixisada u qaabilsanaa dhanka maleeshiyaadka ka howlgasha Kuntuwaareey.

Previous Post

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo xariga ka jaray wado cusub oo laga dhisay Gaalkacyo+Sawirro

Next Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Xildhibaannada Golaha Shacabka Warbixin U Jeedin Doono Maalinta Berri

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo furay Kal-fadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweyne Farmaajo Oo Xildhibaannada Golaha Shacabka Warbixin U Jeedin Doono Maalinta Berri

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In