Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga dalka oo iska caabiyey weerar ay Al-shabaab ku qaadeen saldhiga Goof-gaduud.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Taliye Gorod”Howlgalku wuu socon doonaa ilaa laga ciribtiro argagixisada Alshabaab”+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa iska caabiyay weerar ay  Al-Shabaab  ku qaadeen Saldhig Ciidamadu ay ku leeyiin deegaanka Goof-gaduud ee Gobalka Baay, werarka ayaa ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, waxaa xigay qof xiran Jaakadda qaraxyada, kaasoo isna isku qarxiyay banaanka Saldhigga.

Intaas kadib waxaa bilaawday dagaal toos ah oo ay maleeshiyaadka Alshabaab ku doonayeen in ay kula wareegaan saldhigga, hasayeeshee ciidamada ku sugnaa xerada ayaa iska caabiyay oo ka hortagay damicooda.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Tobaneeyo ka tirsan Xagjirka Alshabaab ayaa lagu dilay halka qaar kalana nolosha lagu qabtay.

Taliska Xoogga dalka Soomaaliyeed oo weerarka Alshabaab ka hadlay waxa ay xaqiijiyeen dhimashada laba askari oo ka tirsan Xoogga dalka iyo dhaawaca 4 kale.

Talisku wuxuu intaa ku daray in xaaladda hadda ay daggantahay saldhigga Goofgaduudna ay iminka gacanta ku hayaan Ciidamadii dowladda ee halkaasi daganaa.

Previous Post

Q.M oo si kulul ugu hadashay weerarkii ka dhacay hotel-ka Elite ee magaalada Muqdisho.

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo cambaareeyay qaraxii lala beegsaday Wasiir Goodax iyo qarixii Liido.

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo cambaareeyay qaraxii lala beegsaday Wasiir Goodax iyo qarixii Liido.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo cambaareeyay qaraxii lala beegsaday Wasiir Goodax iyo qarixii Liido.

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In