Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Argagixisada Al-Shabaab Oo Dad Rayid Ah Ku Qarxiyay  Belad Xaawo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Argagixisada Al-Shabaab Oo Dad Rayid Ah Ku Qarxiyay  Belad Xaawo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Lix qof ayaa geeriyootay in ka badan toban kale ayaa ku dhaawacantay qarax ay argagixisada Al-Shabaab ka geysteen maqaayad ku taala Xaafadda Suuqa Timacade Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo.

Qaraxa oo la la eegtay dad shacab ah oo maqaayadda ka cunteynayay ayaa galaafatay nolosha 6 ruux oo 2 ka mid ah ay dumar ahaayeen iyo dhaawaca 12 kale, sida uu xaqiijiyay afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

6 ka mid ah dhaawacyada oo garaabo ah, ayaa loo qaaday Degmada Doolow si Muqdisho loogu soo qaado looguna dabiibo.

Tan ayaa muujinaysa sidi argagixisada Al-Shabaab aysan uga naxaynin dadka shacabka ah, waxaana ciidanka xoogga dalka ay dhanka kale wadaan howlgalo ballaaran oo looga hortagayo dhagaraha ay shacabka u soo maleegayaan cadowga.

Previous Post

Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Isbitalka Digfeer Ku Booqday Dhaawacyadii Shalay “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran Ee Sugnaanta Cuntada Iyo Nafaqada “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran Ee Sugnaanta Cuntada Iyo Nafaqada “SAWIRRO”

Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Muqdisho Ka Furay Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran Ee Sugnaanta Cuntada Iyo Nafaqada “SAWIRRO”

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In