Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Isbitalka Digfeer Ku Booqday Dhaawacyadii Shalay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Ku-Xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Isbitalka Digfeer Ku Booqday Dhaawacyadii Shalay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha duqa Muqdisho Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa cisbitaalka Digfeer ku booqday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii Argagixisadu ay la beegsadeen Shacbka.

Maamulka Cisbitaalka Digfeer ayaa Guddoomiye ku-xigeenka uga warbixiyey xaaladda dhaawacyada, iyaga oo sheegay in ay heleen adeeg wanaagsan ayna heegan ugu jiraan latacaalidda xaaladooda.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Dhinaca kale Maamulka Gobolka ayaa sheegay in dhaawacyada culus ee u baahan in ay helaan adeeg ka baxsan Dalka in ay gacan weyn ka geesanayaan qaadidooda, iyaga oo latashi la samaynaya dhakhaatiirta.

Ugu dambayntii Ku-simaha duqa Muqdisho ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Axmed Xasan Iimaan ayaa booqday goobtii ay Khawaarijtu weerarka ka geysteen ee Hotel Elite, waxaana Maamulka gobolku uu faray Waaxda Nadaafada Gobolka in ay ku sameeyaan bilic soo celin goobta uu weerarku kadhacay.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya Oo Dowlad Goboleedyada Gaarsiinaysa Qalab Loo Isticmaalo Ka Digista Halis Wadareedyada

Next Post

Argagixisada Al-Shabaab Oo Dad Rayid Ah Ku Qarxiyay  Belad Xaawo

Next Post
Argagixisada Al-Shabaab Oo Dad Rayid Ah Ku Qarxiyay  Belad Xaawo

Argagixisada Al-Shabaab Oo Dad Rayid Ah Ku Qarxiyay  Belad Xaawo

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In