Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii Hayaha Wasiirka Shaqada Oo Booqday Xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka Ee Dowladda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Sii Hayaha Wasiirka Shaqada Oo Booqday Xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka Ee Dowladda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii hayaha Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta booqday xarunta Guddiga shaqaalaha rayidka ee Dowladda, halkaasi oo uu kulamo kulmay guddiga.

“Maanta, waxaan booqday  Xarunta Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda, annigoo kormeeray goobo loo diyaariyay wajiga labaad ee tira-koobka madax ka tirinta Shaqaalaha Rayidka Dowladda. Tirakoobkan waxaa mari doona Hay’adaha Dowladda ee aan la tirakoobin howlwadeennadooda wajigii koowaad”.ayuu yiri Wasiir Sadiiq.

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa yiri “Waxaan u mahadcelinaya Guddoonka guddiga iyo howlwadeennada Wasaaradda ee ku howlan adeegga muhiimka u ah bulshada. Muddooyinkii u dambeeyay waxaan dadaal galinay horumarinta Shaqaalaha Rayidka Dowladda oo muhiim u ah himilooyinka Qaranka”

Previous Post

Ku Dhawaad 500 Arday Oo U Fadhiistay Imtixaanka Kunib Yos  Ee Waxbarashada Turkiga Oo Qaadeyso Xarunta Dhexe Ee Waxbarashada Dibadda “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo Siihayaha Wasiirka Gargaarka Oo Kormeer Ku Tegey Afgooye “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo Siihayaha Wasiirka Gargaarka Oo Kormeer Ku Tegey Afgooye “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo Siihayaha Wasiirka Gargaarka Oo Kormeer Ku Tegey Afgooye “SAWIRRO”

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In