Tuesday, June 24, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hooganka Taliska 5-Aad Ee Ciidanka Xooga Dalka Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegay+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
August 25, 2020
in Wararka
0
Hooganka Taliska 5-Aad Ee Ciidanka Xooga Dalka Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha cusub ee guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Korneel Maxamuud Xasan Ibraahim Baakaay ย iyo Abaanduulaha guutada Cabdullahi Barre Cilmi ayaa maanta si rasmi ah ula Wareegay hogaanka Ciidanka xooga qeybtooda Baladweyne

Munaasabad kooban oo loo qabtay waxaa ย goobjoog Ka ahaa Taliyaha Qeybta 27aad Jeneraal Axmed Maxamed (Tareedisho) ย iyo Saraakiil Ka tirsan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed oo dhawanahaan ku suugna magalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Related posts

Howlgallo lagu ciribtirayo khawaarijta oo laga fuliyay degaanka Abooreyย 

Ciidanka Xoogga oo Duleedka Baydhabo jab xooggan ugu geystay Khawaarijta

June 23, 2025
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

June 23, 2025

Taliyaha Qeybta 27aad Jeneraal Axmed Maxamed (Tareedisho) ayaa kula dar daarmay ciidanka inay si xooggan ula shaqeeyaan hogaanka lasoo magacaabay waxaana sidoo kale uu xoojiyay in la qorsheynayo in kor loo qaado howl-galada ka dhanka ah argagixisada si looga sifeeyo deegaannada ay haraadiga uga yihiin ee gobolka Hiiran.

Sagaal iyo tobonkii bishaan ayay aheyd kaddiib makri wafdi saraakiil ah ee uu hoggaaminayay Taliyaha qeybta 27aad ciidanka dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Axmed Maxamed (Tareedisho) ay gaareen magalada Baladwenye ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaaxana.

Tags: Hooganka Taliska 5-Aad Ee Ciidanka Xooga Dalka Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegay+Sawirro
Previous Post

Ciidanka Xoogga oo Shabeellaha Hoose ku dilay Horjoogayaal ka Tirsan Argagixisada Al-shabaab

Next Post

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Oo Guddoomiyay Kulanka Guddiyadda Joogtada Ee Barlamaankaasi+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Oo Guddoomiyay Kulanka Guddiyadda Joogtada Ee Barlamaankaasi+Sawirro

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Oo Guddoomiyay Kulanka Guddiyadda Joogtada Ee Barlamaankaasi+Sawirro

Howlgallo lagu ciribtirayo khawaarijta oo laga fuliyay degaanka Abooreyย 

Ciidanka Xoogga oo Duleedka Baydhabo jab xooggan ugu geystay Khawaarijta

June 23, 2025
0

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Duleedka Baydhabo jab xooggan ugu geystay Maleeshiyaadka Khawaarijta   Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waaberigii...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria

June 23, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda XFS Yuusuf Maxamed Aadan oo loogu soo dhaweeyay garoonka diyaarada magaalada Algeris ee Caasimada...

Wararka ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: โ€œ๐’๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐š๐ฅ ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ข๐ง ๐๐ข๐› ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ฅ๐š๐š๐›๐ญ๐จ ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐๐š๐๐›๐š๐งโ€

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo caawa xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kaga qeyb-galay munaasabad casho...

Ciidanka Xoogga Dalka oo weerar lagu dhabar jebiyay Khawaarijta ka sameeyay gobol Bakool

Ciidanka Xoogga Dalka oo weerar lagu dhabar jebiyay Khawaarijta ka sameeyay gobol Bakool

June 22, 2025
0

RADIO MUQDHISHO: ย Guutada 9aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo lagu burburiyay goobo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijta ka sameeyay deegaanno...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In