Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii Hayaha Wasiirka Warfaafinta Oo Tababar U Furay Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Warbaahinta Dowladda

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Sii Hayaha Wasiirka  Warfaafinta  Oo Tababar U Furay Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Warbaahinta Dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii hayah wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya  Mudane Mohamed Abdi Hayir Mareye, ayaa maanta tababar aqoon kororsi ah u furay qaar ka mid ah howl wadeennada warbaahinta Qaranka.

Tabarkaan oo socondoon mudo toban maalmood ah ayaa waxaa lagu barandoonaa sameeynta barnaamijyo tayo leh iyo duubisata muuqaaladalada loo isticmaalo DIGITAL media.

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

Sii hayaha wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi xayir (Maareeye) oo ka hadlay furitaanka tabarkaan ayaa sheegay  tababarka in uu muhiim  u yahay wariyeyaasha iyo muuqaal duubauyaasha warbaahinta doowladda si ay u helaan aqoon kororsi wax ku soo kordhinkarta  xirfadooda shaqo.

Tags: Sii Hayaha Wasiirka Warfaafinta Oo Tababar U Furay Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Warbaahinta Dowladda
Previous Post

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Oo Guddoomiyay Kulanka Guddiyadda Joogtada Ee Barlamaankaasi+Sawirro

Next Post

Sii Hayaha Ra’isulwasaaraha Dalka Oo Kormeeray Xabsiga Dhexe Ee Xamar+Sawiro

Next Post
Sii Hayaha Ra’isulwasaaraha Dalka Oo Kormeeray Xabsiga Dhexe Ee Xamar+Sawiro

Sii Hayaha Ra’isulwasaaraha Dalka Oo Kormeeray Xabsiga Dhexe Ee Xamar+Sawiro

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In