Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Si Diiran U Soo Dhaweeyay Musharax U Taagan Qabashada Xilka Guddoomiyaha Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Si Diiran U Soo Dhaweeyay Musharax U Taagan Qabashada Xilka Guddoomiyaha Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa maanta xubno golaha Wasiirada iyo  sii hayaha xilka Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo iyo boqalaal ruux oo matalayay qeybaha bulshada waxa ay garoonka diyaaradaha Oshaco ee magaaalada Gaalkacyo si diiran ugu soo dhaweeyeen Dr Cabdifitaax Axmed Barre oo ka mida musharixiinta xiligaan u ordaya qabashada xilka Guddoomiyaha degmada galkacyo

Sii hayaha xilka Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo oo Warbaahinta la hadlay intii soo dhaweeynta lagu guda jiray ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in Gaalkacyo ay kusoo dhaweeyaan musharax Dr Cabdifitaax Axmed Barre taas oo uu ku tilmaamay in ay ku timid hanaanka dowladnimo iyo horumarka loo qaaday

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026

Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka Galmudug Axmed Mire Faafaale ayaa sheegay in xiligaan loo baahan yahayn aqoonyahano dhallinyara ah, kana shaqeeya horumarka Gaalkacyo.

Dr Cabdi Fitaax Axmed Barre  oo noqanaya musharixii labaad ee la sheegay in uu doonayo qabashada xilka Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta iyo horumarka reer Gaalkacyo ay ku talaabsadeen.

Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo ay meel fiican marayaan qorshaha dhismaha Golaha Deegaanka Gaalkacyo sidoo kalana magaalada Gaalkacyo uu ka socanayo loolan xoogan oo loogu diyaar garoobayo qabashada hogaankaas.

Previous Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare Iyo Madaxweynaha Galmudug Oo Furay Kalfadhiga 2-Aad Ee Barlamaanka Galmudg+Sawirro

Next Post

Hay’adda NISA Oo Shaacisay Qilaafka Xoogan Ee Soo Kala Dhexgalay Horjoogayaasha Argagixisada Al-Shabaab

Next Post
Ciidamada amniga oo bur buriyay saldhig maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen Gobolka Sh/hoose

Hay’adda NISA Oo Shaacisay Qilaafka Xoogan Ee Soo Kala Dhexgalay Horjoogayaasha Argagixisada Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

Wasaaradda Howlaha guud XFS oo hormuud u ah dardargelinta mashruuca garoonka New Muqdisho

February 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, ayaa maanta shir heer...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socda Switzerland

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran

February 3, 2026
0

Dowladda Soomaaliya War-saxaafadeed ay soo saartay markale ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran Screenshot  

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In