Friday, May 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro Iyo Xildhibaanno Ka Qeybgalay Munaasabad Uu Guddoomiyaha Gobolka Ku Daahfurayay Ololaha Talaalka Jadeecada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiiro Iyo Xildhibaanno Ka Qeybgalay Munaasabad Uu Guddoomiyaha Gobolka Ku Daahfurayay Ololaha Talaalka Jadeecada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray ololaha Talaalka Jadeecada iyo Dabeesha, kaas oo si wadajir ah looga fulin doono Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Munaasabadda daahfurka ololahaan waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro iyo Xilidhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, madax ka socotay Hay’adda caafimaadka adduunka WHO iyo qeybaha bulshada rayidka ee ku nool caasimadda.

Related posts

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026

Agaasimaha Caafimaadka dowladda Hoose ee Xamar Maxamed Caddow ayaa sheegay in tani ay tahay bilow fiican oo uu maamulka gobolku kula wareegayo adeega caafimaadka ee bulshada, ayna ku dadaali doonaan in si sax ah loogu adeegayo bulshada Gobolka.

Siihayaha Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya mudane Maxamed Saciid Cabdullaahi ayaa tilmaamay in maaulka Gobolka Banaadir ay si dhaw ugala shaqeyn doonaan fulinta howlaha lagu xoojinayo talaalka jadeecada iyo Dabeesha, ayna diyaar u yihiin la shaqeynta agaasinka Caafimaadka ee gobolka.

Siihayaha Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay in maamulka gobolka uu miisaaniyad u qoondaayo adeegyada caafimaadka ee bulshada.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa tilmaamay in mamaulka Gobolka uu xoojin doona dadaallada ku aadan dar dargelinta adeegyada aas aasiga u ah caafimaadka iyo badqabka bulshada.

Previous Post

War Saxaafadeed – Faafinta Warbixinta Maamulka Maaliyadda Ee 2020

Next Post

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Soo Saaray Digniino Ka Dhan Ah Musuqa “SAWIRRO”

Next Post
Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Soo Saaray Digniino Ka Dhan Ah Musuqa “SAWIRRO”

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Soo Saaray Digniino Ka Dhan Ah Musuqa “SAWIRRO”

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

May 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

May 14, 2026
0

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In