Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi Uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wafdi Uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya oo muddo Todobaad ah ku suganahay Dalka Turkiga Ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya Ahna Maareeyaha Guud Hey’adaasi Ibraahim Cali Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu muddo todobaad ah ku maqnaa dalka Turkiga.

Related posts

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026

Muddada todobaadka ah ay ku sugnaayeen dalka Turkiga, waxaa ay halkaasi ku soo qaateen tababar soconayay mudo 7 cisho ah, kaasi oo lagu baranayay howlaha Batroolka Dalka iyo Waajibaadka Saaran Gudigaasi,

Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya Mudane Ibraahim Cali Xuseen ayaa sheegay inuu tababarkani soo xiray safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Turkiga Mudane Jaamac Ceydiid, waxa uu intaasi raaciyay in Guddigan oo ay ku jiraan xubno matalaya Dowlad Goboleedyada ay ka shaqeyn doonaan horumarinta Howlaha Batroolka Soomaaliya.

Guddigani Qaran oo loo xil saaray Maareynta Howlaha Badroolka Soomaaliya ayaa la filayaa inuu la socdo Howlaha Badroolka Soomaaliya, waxaana Golaha Wasiirada ay  Gudigani ku meel mariyeen cod gacan taag ah kal hore..

Max’ednur Max’ed

Previous Post

Puntland oo siideysay rag lagu eedeeyay kiisas la xiriira dil iyo kufsi

Next Post

Xildhibaanno Iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Uu Xilka Kula Wareegayay Guddoomiyaha Ciusub Ee Dharkeenleey “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaanno Iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Uu Xilka Kula Wareegayay Guddoomiyaha Ciusub Ee Dharkeenleey “SAWIRRO”

Xildhibaanno Iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Uu Xilka Kula Wareegayay Guddoomiyaha Ciusub Ee Dharkeenleey “SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In