Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaano iyo wasiirro ka tirtan maamulka Galmudug oo gaaray magaalada Galkacyo.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo Canshuurta ku kordhineysa Jaadka/Qaadka iyo Sigaarka soo gala deegaannadooda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug oo safar uga soo amba baxay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo, waxaana duleedka magaalada ku soo dhaweeyay xildhibaano, maaamulka degmada iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.

Masuuliyiintaan ayaa ujeedka safaarkoodu ahaa  u kuurgalida xaaladda bulshada Galmudug,iyagoo kulamo la qaadan doona shacabka ku sugan magaalada Gaalkacyo.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Duqa degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre,xildhibaano ka tirsan maamulka Galmudug  ayaa magaalada ku soo dhaweyay wafdigaan.

Xildhibaan Axmed C/risaaq (Qamsa) ayaa masuuliyiinta iyo shacabka uga mahadceliyay sida sharafta leh oo ay usoo  dhaweeyeen, taageeradana ugu muujiyeen , wuxuuna tilmaamay inay astaan u tahay fahamka dowladnimo ee bulshada degmada Gaalkacyo.

Dhanka kale masuuliyiintan ayaa baaq nabadeed u diray beelo walaal ah oo wada daga degaanada qalaanqale iyo xanan-buure oo uu dagaal  dhexmaray sababay dhimashada labo ruux iyo dhawaaca lab lix qof oo shacab ah.

Previous Post

Dhageyso barnaamijka faaqidaada wararka

Next Post

Natiijiyada imtixaanka dugsiyada sare oo goor dhaw lagu dhawaaqayo

Next Post
Natiijiyada imtixaanka dugsiyada sare oo goor dhaw lagu dhawaaqayo

Natiijiyada imtixaanka dugsiyada sare oo goor dhaw lagu dhawaaqayo

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In