Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa xeer ilaaliye gaar ah u magacaabay baarista dilalka wariyaasha Soomaaliya loogu gaystay, taas oo fududayn doonta in cadaaladda la hor keeno dadkii ku lug-lahaa dambiyada ka dhanka ah wariyaasha Soomaaliyeed.
Halkaan Hoose ka akhriso War-saxaafadeedka