Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Biyo Dhaamin Usameeyay Dadka Ka Barakacay Fatahaadda Wabiga Shabeelle+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka Oo Biyo Dhaamin Usameeyay Dadka Ka Barakacay Fatahaadda Wabiga Shabeelle+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska guutada shanaad qeeybtiisa 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee saldhigiiso uu yahay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa biyo  dhaamin usameeyey qoysas ka kabarakacay fatahaadda uu wabiga shabeelle ka wado qeybo kamid ah xafadaha magaalada Baladaweyne.

Abaanduulaha guutada shanaad ee  ciidamada  xoogga dalka Soomaaliyeed Gaashaanle dhexe Cabdulaahi Barre ayaa sheegay inay siiwadi doonaan howlaha gurmadka ee lagu caawinayo shacabka ka barakacay fatahaadda uu wabiga shabeelle ka geystay qeybo kamid ah xaafadaha magaalada Baladweyne.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026

“Waan sii wadi doonaa caawinta dadkeyna daruufaha adaga wajaha ee ka barakacay fatahaadda webiga shabeelle uu kawado magaalada Baladweyne si aan ula qeyb-sano xaaladaha culus o ay wajahayaan ayuu hadalkiisa ku daray Gaashaanle dhexe Cabdulaahi Barre.

Qaar kamid ah shacabkii biyo dhaaminta loo sameeyey ayaa uga mahad celiyay  Taliska guudatada 5-aad qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Tags: Ciidanka Xoogga Dalka Oo Biyo Dhaamin Usameeyay Dadka Ka Barakacay Fatahaadda Wabiga Shabeelle+Sawirro
Previous Post

Wasiirka Caddaaladda XFS oo ka warbixiyay hirgalinta sharciga la dagaalanka musuqa

Next Post

Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Jubaland Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Kismaayo

Next Post
Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Jubaland Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Kismaayo

Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Jubaland Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Kismaayo

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In