Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Trump oo booqday goobaha uu dabka ka kacay ee Gobolka California

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Trump oo booqday goobaha uu dabka ka kacay ee Gobolka California

FILE - In this Nov. 17, 2018, file photo, President Donald Trump talks with then Gov.-elect Gavin Newsom, left, as California Gov. Jerry Brown listens during a visit to a neighborhood impacted by the wildfires in Paradise, Calif. Independent voters in California will be allowed to vote in the state's Democratic presidential primary, but not in the Republican contest. The announcement Monday, Oct. 21, 2019, by the secretary of state follows the tradition of recent presidential primaries. (AP Photo/Evan Vucci, File)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne Trump oo meesha ka saaray walaaca laga muujiyay dhibaatada isbedelka cimilada xilli uu booqday goobaha dabka uu ka hurayo ee gobolka California, waxaa uu saraakiisha maxaliga ah u sheegay in dabka uu soo qaboobayo.

Dabka ka kacay gobolada California, Oregon iyo Washington ayaa baabi’iyay dhul badan kaas oo ay ku naf-waayeen ugu yeraan 36 ruux tan iyo horaanta bishii August ee sanadkan.

Related posts

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026

Dadka naqdiya siyaasadda Trump ayaa sheegay in sababta dabka soo cel celisay ay tahay maamul xumo dhanka keymaha ah.

Isniintii, musharaxa xisbiga demoqraadiga Joe Biden ayaa madaxweyne Trump ku sifeeyay ” uga sii daraha isbedelka cimilada”.

Gobolka California ayaa ah halka uu sida weyn u saameeyay dabka iyadoo 25 ruux ugu geeriyoodeen dabkaasi.

Waaxda qaran ee cimilada ayaa digniin adag ka soo saartay dabka in uu saameyn karo gobolo kale ee Mareykanka.

Affartii sano ee madaxweyne Trump uu xafiiska jooga waxaa soo laa laabtay gubashada keymaha gobolo badan ee Mareykanka ah.

Tags: Madaxweyne Trump oo booqday goobaha uu dabka ka kacay ee Gobolka California
Previous Post

Maxkamadda Dastuurka Dalka Ivory Coast oo ogolaatay Musharaxnimada Madaxweyne Alassane Ouattara

Next Post

Dad shacab ah oo ku geeriyooday qarax Al-shabaab ay ku aaseen duleedka Xudur

Next Post
Dad shacab ah oo ku geeriyooday qarax Al-shabaab ay ku aaseen duleedka Xudur

Dad shacab ah oo ku geeriyooday qarax Al-shabaab ay ku aaseen duleedka Xudur

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In