Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dad shacab ah oo ku geeriyooday qarax Al-shabaab ay ku aaseen duleedka Xudur

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Dad shacab ah oo ku geeriyooday qarax Al-shabaab ay ku aaseen duleedka Xudur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka ka imaanaya magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool ayaa sheegaya in Qarax miino oo dhulka lagu aasay oo la kacday dad shacab ah oo mooto saddex lugooley saarnaa,kaas oo maleeshiyaadka Alshabaab ay aaseen.

6 qof oo shacab oo culimada deegaanka ah ayaa ku geeriyootay 2 kalena waa ay  ku dhaawacmeen qarax miino dhulka lageliyey oo haleeshey mooto 3 lugooley ah,taasi oo ay saarnaayeen 8 ruux oo 2 ka mid ah walaalo yihiin.sida uu soo sheegay Maxamed Xasan Cabdiraxmaan Wakiilka Warbaahinta Qaranka ee Bokool.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026

Qaraxan wuxuu ka dhacay meel Xuddur u jirta 25 KM ugana beegan dhanka waqooni waana wadada xiriirisa magaalooyinka Ceelberde, Quracjoome iyo gobolka Hiiraan.

Culimadaan ayaa la sheegey in ay ku socdeen guri lagu casuumay oo qur’aan ku akhriyaan, waxana saaka lagu aasayaa tuulada Banjinaay oo 15 km u jirta magaalada Xuddur,halkaas oo markii hore ay ka baxeen.

Aragagaxisada AlShabaab ayaa ka dambaysay falkaan lagu xasuuqey culimadaan aan waxba galabsan.

Previous Post

Madaxweyne Trump oo booqday goobaha uu dabka ka kacay ee Gobolka California

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada wararka ee Radio Muqdisho.

Next Post
Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada Wararka ee Radio Muqdisho.

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada wararka ee Radio Muqdisho.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal

February 15, 2026
0

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kasoo saartay kiiska Maxamed Aadan Abuukar oo Xeydar Muqtaar Afgarashadiisu tahay iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In