Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu Muujinayay Doorka Dhalinyarada ay ku leeyihin Hormarka Dalka oo Muqdisho lagu qabtay+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Kulan lagu Muujinayay Doorka Dhalinyarada ay ku leeyihin Hormarka Dalka oo Muqdisho lagu qabtay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo loogu magac daray dhaqanka iyo dhalinyarada ayaa waxaa lagu iftiiminayay fursadaha dhalinyarada uga banaan ka qeybgalka siyaasadda iyo in la abuuro jawi isfahan ah oo lagu muujin karo doorka dhalinyarada iyo kaalmaha ay ka qaadan karaan.

kulaan waxaa qeyb-ka ahaa masuuliyiin heer maamul goboleeda iyo dowladda dhexe,odoyaal dhaqameedyo,salaadiin iyo aqoonyahanno waxaana gogol xaar uu u ahaa sidii dhalinyarada waxbaratay ay uheli lahaayeen furado si ay qeyb-uga noqdaan hanaanka hormarka dalka uu wajihi doono.

Related posts

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026

Cabaas Maxamed Nuur oo ka mid ahaa dhalinyarada aqoonyanadda oo shirka qeyb-ka ahaa ayaa ku booriyay odoyaasha dhaqanka in kor loo qaado fursadaha dhalinyarada wax baratay maadaama ay boqolkiiba 75 % ay yihiin bulshada Soomaaliyeed waxaa kale uu soo jeediyay in la joogteeyo kulamada noocaan oo kale ah.

“Waxaan bogaadineynaa in kulan noocaan ah oo inta bulshada ay ka kooban sida dhaqanka , dhalinyarada iyo haweenka ay isagu yimaadaan sidaa dalkaan loo hirmarin lahaa iyadoo lays kaashanayo waxaane leenahay hala joogteeyo ayuu yiri aqoonyahan Cabaas Maxamed Nuur.

Wasiirka Amniga Hirshabeelle Maxamed Kheyre oo kulanka ka qeyb-galay ayaa muujiyay in dhalinyarada oo loo abuuro fursad ay kusoo bandhigaan awoodooda taasi oo wax badan ka badali karta isbadalada Ummadeed.

Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdulaahi ayaa sheegay inay dhaqanka garab taaganyihiin dhalinyarada iyadoo mudnaanta lasiinayo kuwa waxbartay ee ubaahan inay dalkooda u adeegaan.

Tags: Kulan lagu Muujinayay Doorka Dhalinyarada ay ku leeyihin Hormarka Dalka oo Muqdisho lagu qabtay+Sawirro
Previous Post

Madaxweynaha Glamudug oo hortagay Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare.

Next Post

Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare oo warbixin ka dhagaystay Madaxweynaha Galmudug

Next Post
Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare oo warbixin ka dhagaystay Madaxweynaha Galmudug

Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare oo warbixin ka dhagaystay Madaxweynaha Galmudug

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In