Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray Madxafka Saciid Barqash+SAWIRRO

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray Madxafka Saciid Barqash+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray dhismaha taariikhiga ah ee Saciid Barkhash ee degmada Shangaani oo maalmihii ugu danbeeyay uu kajiray muran la xariira dhismahaasi.

Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee gobolka Banaadir Injineer Cumar Cali Cabdi ayaa tilmaamay in dhismaha xarunta xarunta Saciid barqash ay ku howlanyihiin shaqaalaha howlaha guud ee gobolka,isagoo xusay in ay ka go’antahay dib u dhiska dhulka dowladda.

Related posts

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa sheegay in aan la aqbali doonin in leyska dhisto dhulka dowladda, wuxuuna sheegay in xarunta Saciid Barqash dhismaheeda oo ah mid derbiga lagu wareejinayo si looga ilaaliyo gacmo kale maamulka gobolku uu gacanta ku hayo, isagoo beeniyay warar sheegayay in ay dhisanayaan dad shacab ah.

Xarunta Saciid Barqash ayaa xilligii dowladdii dhexe aheyd goob Madxaf ah oo lagu keydiyo qalabka kala duwan ee dhaqanka, waxaase hadda ka muuqda burbur xooggan.

Previous Post

Shaqo la’aanta UK oo gaartay heerkii ugu sarreeyay

Next Post

Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya+SAWIRRO

Next Post
Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya+SAWIRRO

Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya+SAWIRRO

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

Guddiga Garsoorka ee Aqalka Sare oo kulan ka yeeshay howlaha hor-tebinta u leh Golaha

August 31, 2026
0

Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Carruurta ee Aqalka Sare ee BJFS, ayaa maanta yeeshay kulankoodii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Algeria ee Soomaaliya

August 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay Safiirka cusub ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In