Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhalinyarada Dosta oo Tababar ku Aadan Go’aan qaadashada saxda ku qabatay Muqdisho+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dhalinyarada Dosta oo Tababar ku Aadan Go’aan qaadashada saxda ku qabatay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed Dosyo ayaa maanta tababar ku  aadan go’aan qaadashada nolosha ugu qabtay magaalada muqdisho qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed .

kulanka waxaa ka qeyb-galay aqoonyahanno, dhalinyaro ka kooban wiilal iyo gabdho waxaana inta badan diirada lagu saarayay habka saxda ah ee go’aan qaadashada nolasha kaasi oo ahaa mowduuca isla markaana dhalinyarada ay u baahanyihiin.

Related posts

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026

Prof Salaad Shacbaan Xuseen oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed isla markaana shahaadada master degree ka soo diyaariyey dalka dibadiisa ayaa ka mid ahaa aqoonyanada bixinayay tababarka waxaana uu dhalinyarada ku booriyay in dhalinta looga baahanyahay inay hami yeeshaan si ay hormar ugaaraan.

Guddoomiyaha ururka horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed Dosyo Abuukar Shuute xuseen ayaa sheegay ururkaan waqti walbo  u taagan yihiin muujinta dareenka dhalinyarada Soomaaliyeed isla markaana ay siwadayaan tababarada noocaan oo kale ah.

Tags: Dhalinyarada Dosta oo Tababar ku Aadan Go’aan qaadashada saxda ku qabatay Muqdisho+Sawirro
Previous Post

Kulan Looga Hadlay Iskaashiga Dhaqanka Soomaaliyeed Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho+Sawirro

Next Post

Munaasabad lagu daah furayay olalaha Wacyi galinta tallaalka Dabeysha oo lagu qabtay degmada Boondhere

Next Post
Munaasabad lagu daah furayay olalaha Wacyi galinta tallaalka Dabeysha oo lagu qabtay degmada Boondhere

Munaasabad lagu daah furayay olalaha Wacyi galinta tallaalka Dabeysha oo lagu qabtay degmada Boondhere

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

Danjire Jibriil oo xarunta Safaaradda ku qaabilay Dr. Ezekiel Mutua

July 28, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, oo uu wehliyo Safiir Ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Mukhtaar Mahad...

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Angola oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed ee Labada Dal

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan laba geesood ah...

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka  Diblomaasiyadda

Soomaaliya iyo Rwanda oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadda

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa kulan laba geesood ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo Wadahadal dhanka Taleefanka la Yeeshay Dhiggiisa Dalka Urdun

July 28, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta wadahadal dhinaca taleefanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In