Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Nabadda Adduunka Oo Lagu Qabtay Jowhar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Nabadda Adduunka Oo Lagu Qabtay Jowhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabaddan lagu maamuusaayey maalinta Nabadda Adduunka oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Degmada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka HIrshabeelle ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka hirshabelle, Maamulka Gobalka Shabelaha Dhexe iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Guddoomiye ku-xigeen amniga Degmada Jowhar Xasan Barrow Bacor,  Duqa Degmada Jowhar Saalax Muudeey Cali, Sidoo kale Maxamed Siyaad Cali Canjeex oo ah Taliyaha ciidamada booliska saldhiga Degmada Jowhar ayaa si wada jir uga hadlay ahmiyadda ay leedahay maalinta caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, isla markaaana laga wada shaqeeyo Nabadda.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026

Ugu dambeyn Wasiir ku-xigeenka Wasaradda dhallinyarada iyo Cayaaraha ee dowlad Gobaleedka Hirshabelle Cumar Maxamed Cumar Gaaboow oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in nabaddu ay qeyb ka tahay nololosha, aadanaha., waxaana uu shacabka ku nool deegaannada Hirshabeelle gaar ahaan caasimadda Jowhar inay xoojiyaan ka shaqeynta Nabadgelyada, lagana hortago cidkasta oo amni darro ka shaqeyneyso.

Munaasabadda ayaa intii ay socotay waxaa goobta lagu soo bandhigay gabayo, tix, buraanbur iyo heeso ka turjumayey maalinta Nabadda Adduunka qiimaha ay leedahay.

Previous Post

Shaqaalaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya Oo Ka Qayb Qaatay Ololaha Isxilqaan

Next Post

Duqa Muqdisho Oo Xariga Ka Jaray Kawaanka Hilibka Iyo Qudaarta Degmada Xamarwayne “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Muqdisho Oo Xariga Ka Jaray Kawaanka Hilibka Iyo Qudaarta Degmada Xamarwayne “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho Oo Xariga Ka Jaray Kawaanka Hilibka Iyo Qudaarta Degmada Xamarwayne “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In