Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii hayaha Ra’isulwasaaraha Dalka oo Guddoomiyay Shirka Dowladda iyo Saaxibadda Caalamka.+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Sii hayaha Ra’isulwasaaraha Dalka oo Guddoomiyay Shirka Dowladda iyo Saaxibadda Caalamka.+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii hayaha Ra’iisulwasaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay dowladda federaalka Soomaaliya  iyo wakiillada beesha Caalamka oo ka dhacay Muqdisho

Shirkaan oo ay sidoo kale goob-joog ahaayeen wasiirro ka tirsan xukuumadda xil gaarsiinta ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray arrimaha amniga, Dhaqaalaha,Bulshada iyo siyaasadda

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026

Kulankaan oo u dhaxeyey dowladda Soomaaliya iyo wakiiladda dowladda Saaxiibka la ah Soomaaliya ayaa  looga hadlayey amniga, dhaqalaha,  arrimaha bulshadda  siyaadda iyo horumarrada laga gaaray.

Sii hayaha wasiirka maaliyadda ee xukumadda federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa warbixin ka siiyay daaladka iyo guulaha ay dowladda Soomaaliyeed ka sameysay arrimaha nidaamka maaliaydda dalka.

“Maanta waxa aan ka qeyb galay shirka Soomaaliya iyo saaxibada caalamka  ee uu shir Gudoominayay sii hayaha Ra’isul wasaaraha dalka Mahdi Maxamed . Guleed.

“Waxaan ku faraxsanahay sida safiirada caalamka ee Soomaaliya jooga ay noogu garab taagan yihiin geedi socodka horumarinta dhaqaalaha Dalka.ayuu hadalkiisa ku daray sii hayaha wasiirka maaliyadda dalka Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle.

Tags: Sii hayaha Ra’isulwasaaraha Dalka oo Guddoomiyaya Shirka Dowladda iyo Saaxibadda Caalamka.+Sawirro
Previous Post

Turkiga oo sharci daro ku tilmaamay xayiraadda la saaray shirkad Turkiga laga leeyahay

Next Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Kala Hadlay Guddoonka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Sii Ambaqaadidda Heshiiska Doorashooyinka Dalka+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Farmaajo Oo Kala Hadlay Guddoonka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Sii Ambaqaadidda Heshiiska Doorashooyinka Dalka+Sawirro

Madaxweyne Farmaajo Oo Kala Hadlay Guddoonka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Sii Ambaqaadidda Heshiiska Doorashooyinka Dalka+Sawirro

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In