Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Trump iyo xaaskiisa oo laga helay Corona Virus

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Trump iyo xaaskiisa oo laga helay Corona Virus
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump iyo Xaaskiisa Manilla Trump ayaa laga helay cudurka Covid-19, ka dib tijaabo xalay lagu sameeyey, waxaana ay bilaabayaan inay iska karaantiilaan bulshada.

Trump ayaa partiisa twitter-ka ku cadeeyey in isaga iyo xaaskiisa baaritaankii lagu sameeyey lagu ogaaday inay cudurka qabaan, aysana jirin xilligan xaalad caafimaad darro ee ay dareemaayan, balse ay rajeynayaan inay ka soo kabtaan cudurka.

Related posts

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026
Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

August 15, 2026

Aqalka cad ee Maraykanka looga taliyo ayaa baahiyey qoraalka Dr. Sean Conley oo ah dhaqtarka gaarka ah ee madaxweynaha Maraykanka, kaas oo lagu sheegay in madaxweynuhu sii wadi doono hawlaha Qaranka, isagoo gurigiisa isku karaantiilaya, wixii kiiskan ka soo kordhana ay bulshada la wadaagi doonaan.

Dhammaan kulamadii siyaasadeed ee todobaadyadan u qorshaysnaa Trump ayaa la joojiyey, sida aqalka cad uu xaqiijiyey, iyadoo laga fogaanayo in Trump ay dad la kulmaan.

Trump oo 74-jir ah ayaa dhawr jeer todobaadkan la safray Hope Hicks oo ah lataliye sare oo ka tirsan Aqalka sare, taas oo iyadana laga helay cudurka.

Tags: Madaxweyne Trump iyo xaaskiisa oo laga helay Corona Virus
Previous Post

Habraaca hirgalinta heshiiska siyaasadeed ee hagaya doorashada 20201/2021 ee heer Federaal

Next Post

Ciidanka Xoogga oo Bariire ku dilay horjooge iyo tiro kale oo Al-Shabaab ah

Next Post
Ciidanka Xoogga oo Bariire ku dilay horjooge iyo tiro kale oo Al-Shabaab ah

Ciidanka Xoogga oo Bariire ku dilay horjooge iyo tiro kale oo Al-Shabaab ah

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan oo laga guddoomay waraaqadaha aqoonsiga Danjirenimo

August 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In