Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Aqalka Sare Ee Ethiopia Oo Dowladda Federaalka Ka Dalbaday Inay Miisaaniyadda Ka Jarto Dowlad Goboleedka Tigreega

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Aqalka Sare Ee Ethiopia Oo Dowladda Federaalka Ka Dalbaday Inay Miisaaniyadda Ka Jarto Dowlad Goboleedka Tigreega
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqalka Sare Baarlamaanka Ethiopia ayaa Dowladda Federaalka ka dalbaday in ay miisaaniyadda ka goyso Golaha Maamulka ee Dowlad Goboleedka Tigreega.

Guddoomiyaha Aqalka Sare Aadan Faarax ayaa sheegay in aan Madaxda Maamulka Tigreega Dastuur ahaan loo aqoonsaneyn, isla markaana laga mamnuucay in dowlada dhexe ay la shaqeyso

Related posts

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026

Aqalka Sare Ethiopia ayaa horay shalay u go’aamiyay in dowladdu la shaqeyso Maamulada Degmooyinka isla markaana xiriirka u jarto Golaha Sare Ismaamulka Tigreega.

W/D: Maxamed Maxamuud Dhoore

Previous Post

Kumaandooska Gor-Gor Oo Bur-Buriyey Fariisimo Argagixisada Ay Ku Lahaayeen Tuulooyin  Ka Tirsan Gobolada Shabeellooyinka

Next Post

Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Dib U Eegid Ku Sameysay Heshiiskii Maalgelinta Dekedda Muqdisho Ee Shirkadda Albayrk “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Dib U Eegid Ku Sameysay Heshiiskii Maalgelinta Dekedda Muqdisho Ee Shirkadda Albayrk “SAWIRRO”

Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Dib U Eegid Ku Sameysay Heshiiskii Maalgelinta Dekedda Muqdisho Ee Shirkadda Albayrk "SAWIRRO"

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In