Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarahada Oo Ka Qeyb Qaatay Barnaamijka Isxilqaan Oo Lagu Dhisayo Guriga Hooyooyinka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarahada Oo Ka Qeyb Qaatay Barnaamijka Isxilqaan Oo Lagu Dhisayo Guriga Hooyooyinka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaaimaha Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ismaaciil Yuusuf Cismaan iyo dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada ayaa maanta ka qeyb galay barnaamijka Isxilqaan oo ka socday guriga Hooyooyinka Qaranka.

Ololahaan maanta oo ay ka qeyb galeen Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada ee lagu dhisayay xarumaha danta guud ee dalka gaar ahaan guriga Hooyooyinka ayaa qeyb ka ah dadaalada Dowlada Soomaaliya ay ku dooneyso inay dib ugu soo celiso bilicda dhismayaasha ku burburay dhibaatooyinkii dalka ka dhacay.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026

Agaasimaha Tacliinta Sare ee Waxbarashada mudane Ismaaciil Yuusuf oo ka qeyb galay barnaamijka isxilqaan ee lagu dhisayay maanta guriga Hooyooyinka Qaranka ayaa sheegay in waqtigaan ay muuqato horumar laga gaaray dib u dhiska dalka.

“Maanta waxaan ka qeyb galnay barnaamijka isxilqaan oo ka socda Guriga Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho, ololahaan waxaa igu wehliyay dhamaan Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada muhiimad gaar ah bey noo leedahay in aan ka qeyb qaato dib u dhiska dalka”.ayuu yiri Agaasime Ismaaciil.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Soo Furtay Shacab Afduub Ay U Heysteen Argagixisada

Next Post
Kumaandoosta Soomaaliya oo Jannaale ku gubay gaari xamuul ah oo  walxaha qarxa laga soo buuxiyay

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Soo Furtay Shacab Afduub Ay U Heysteen Argagixisada

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026
0

Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

July 9, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo...

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

July 9, 2026
0

Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Omar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In