Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Soo Furtay Shacab Afduub Ay U Heysteen Argagixisada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Kumaandoosta Soomaaliya oo Jannaale ku gubay gaari xamuul ah oo  walxaha qarxa laga soo buuxiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal lagu baacsanayo Nabadiidka Al-Shabaab ka fuliyey tuulooyin hoostaga Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellada Hoose halkaasi oo ay ku dileen sagaal ka tirsan argagixisad Al-Shabaab.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayay ciidanka Xoogga Dalka ka fuliyeen tuulada Nuunaay oo 15 km dhanka Galbeed kaga began Degaanka Bariire

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Ciidanka ayaa howlgalka ku dillay horjogayaal iyo maleyshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, iyadoo ciidanka burburiyay Mid ka mid ah xabsiyada Qarsoon ee ay maleeshiyada Al-Shabaab ku leeyihiin tuulada Nuunaay.

Dhamme Axmed Xasan Siyaad oo la hadlay Idaacadda Ciidamada ayaa sheegay in howlgalka lagu burburiyay mid ka mid ah Xabsi qarsoon oo Al-Shabaab ku lahayeen tuulada Nuunaay, isagoo intaa ku daray inay ciidamada kusoo furteen dad shacab ah oo nabadiidka si afduub ah ugu heesteen xabsiga qarsoon

Taliye Axmed ayaa tilmaamay in howlgalka lagu dilay Horjooge Al-shabaab u qaabisanaa Xabsiga qarsoon, kaasi oo lagu magacabo Abuu Cabdullahi Mustaf iyo labo horjooge kale oo goobta ku sugaa

Previous Post

Shaqaalaha Wasaaradda Waxbarahada Oo Ka Qeyb Qaatay Barnaamijka Isxilqaan Oo Lagu Dhisayo Guriga Hooyooyinka “SAWIRRO”

Next Post

WHO Oo Shaacisay In Si Deg Deg Ah Looga Guuleysan Karo Cudurka COVID-19

Next Post
WHO Oo Shaacisay In Si Deg Deg Ah Looga Guuleysan Karo Cudurka COVID-19

WHO Oo Shaacisay In Si Deg Deg Ah Looga Guuleysan Karo Cudurka COVID-19

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In