Tuesday, June 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaadiidka koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay Dalka Turkiga

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaadiidka koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay Dalka Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ballaaral oo lagu soo dhoweynayay Wasiirka Gaadiidka maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee koonfur Galbeed, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay)  ayaa xalay lagu qabtay Magalada Istanbul ee Dalka Turkiga.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga mudane, sheikh Mohammed , Wasiirkii hore ee Wasaradda Warfaafinta KG , Guddoomiyaha Somali voice organization Eng  Hashim Abdullahi Abdi, Guddoomiyaha shirkaddda Somturki Cargo  ahna Guddoomiyaha Jaaliyadda koonfur Galbeed ee dalk Turkiga mudane Mohamed Abdullahi,  Dr Ahmed Sheikh Abdullahi Maadka oo ah Guddoomiyaha gudiga Dorashada ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga, qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool Istanbul,  Masuul sare mudane Hasan Turki, Ardayda ,Haweenka, dhaliyarada iyo masuliyiin kale ayaa ka mid ahaa dadkii  ka qayb galay munsaasabadda.

Related posts

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

June 30, 2026

Masuuliyiinta iyo xubnaha kale ee goobta ka hadlay ayaa waxay  Wasiir Xasan Eelaay ku amaaneen howsha wanaagsan ee uu u hayo shacabka Soomaaliyeed ,gaar ahaan Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo sida hufan ee uu gudanayo waajibaadka saran.

Ugu dambeyntii wasiir Xasan Xuseen Maxamed Eelaay ayaa u mahad celiyay mas’uuliyiinta iyo shacabka soo abaabulay munaasabdda lagu soo dhoweynayay, wuxuna shaaca ka qaaday inuu sii wadi doono horumarinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed gaar ahaan degaanadda Koonfur Galbeed ee Soomaliya.

Wuxuu sidoo kale ballan qaaday Wasiirku in uu kaalintiisa ka qaadan doono horumarinta dhalliyaraddda kasoo jeedda degaannada koonfur Galbeed Soomaliya iyo sidoo kale dardar gelinta kor uqaadista aqoonta bulshada , wacyigilinta iyo caawinta dadka danyarta ah ee Soomaliyee

Tags: Wasiirka Gaadiidka koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay Dalka Turkiga
Previous Post

Maamuuska Qaran Ee Hoboladdii Qaranka Marxuumad Saynab Cali Baxsan

Next Post

140–muhaajirin ah oo ku dhintay biyaha badda ee Senegal

Next Post
140–muhaajirin ah oo ku dhintay biyaha badda ee Senegal

140–muhaajirin ah oo ku dhintay biyaha badda ee Senegal

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

June 30, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...

Danjire Jaamac oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhiirigelinta Maalgashiga Dalka Burkina Faso

Danjire Jaamac oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhiirigelinta Maalgashiga Dalka Burkina Faso

June 30, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Mudane...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka  Suudaan ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya

June 28, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In