Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tababar u furay garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal kala duwan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tababar u furay garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal kala duwan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa maanta furay wajiga saddaxaad ee tababar la siinayo macalimiinta Garsoorka Dalka, kaasi oo ay ka qeybgaleen garsoorayaasha Heer Federaal iyo Heer Dowlad goboleed iyo sido kale Xeer ilaliyayaasha oo ka kala yimid dhamaan dowlad goboleedyada iyo dowladda Dhaxe ee dalka.

Tababarkaan oo socon doono muddo 10 maalin ah ayaa waxaa lagu baranayaa hannaanka dhageysiga Maxkamadaha, qaadidda Qiraalka iyo Maamulka Macalmiinta, waxaana bixinayay macalimiin ku sugan dalka New-Zealand ayada oo la adeegsanayo aaaladda Fogaan Aragga,

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay ujeedka tababarkan uu yahay sidii loo horumarin lahaa garsoorka Dalka, isla markaana loo gaarsiin lahaa isku filnaansho.

Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre ee Dalka ayaa kula dardaarmay dadka tababarka la siinayo in ay ka faa’iideystaan casharada la siinayo si ay uga mid noqdaan macalmiinta tababarka ka bixin doono Machadka.

Tababarkaan aya waxa uu qeyb ka yahay tababaro dhowr ah oo kor loogu qaadayo aqoonta iyo xirfadda dadka ka shaqeeya Garsoorka dalka si shacabka Soomaaliyeed ay u helaan adeeg Garsoor oo hufan.

Previous Post

Waddada xariirisa Isgoosyada 4 Darjiino  iyo Towfiiq oo dib u dhis lagu sameynayo “SAWIRRO”

Next Post

Roobabkii ka da’ay Caasimadda oo saameeyay shacabka Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Roobabkii ka da’ay Caasimadda oo saameeyay shacabka Muqdisho “SAWIRRO”

Roobabkii ka da’ay Caasimadda oo saameeyay shacabka Muqdisho “SAWIRRO”

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In