Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug oo hishiis la Saxiixatay Shirkadda Oriental Company oo ay ku mideysanyihiin sedex shirkadood+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo hishiis la Saxiixatay Shirkadda Oriental Company oo ay ku mideysanyihiin sedex shirkadood+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka dekedaha iyo Kalluumyesiga Galmudug Cabdinaasir Nuur Shuuriye ayaa maanta oo talaado waxa uu hishiis dhinaca sharciyadda Badda la saxiixday shirkadda Oriental Company oo ay ku mideysan yihiin seddex shirkadood oo turki, ingriis iyo soomaali isugu jira oo ku howlan dhismaha dekedda hobyo.

Hishiiskaan waxaa dhanka Galmudug u saxiixay wasiirka dekedaha iyo kalluumeysiga, Cabdisabir Nuur Shuuriye, halka dhinaca bariga ay u mataleen Crom ltd, hobyo investment ltd, indian ocean holding ltd.

Related posts

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo qalabka diiwaangelinta gaarsiiyay Matabaan

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo qalabka diiwaangelinta gaarsiiyay Matabaan

February 16, 2026
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay kulan wadatashi ah

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026

Xafladda saxiixa ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa holman fenwick willan (hfw), oo ah sharikad ka shaqeysa arrimaha sharciyada badda ee uk oo kala Talinaysa sharciga dowlad goboleedka Galmudug.

Shirkadda oriental ee fadhigeedu yahay london ayaa heshiiskan la gashay wasaaradda dekedaha iyo kalluumeysiga galmudug ka dib shirar xiriir ah oo bilihii la soo dhaafay ay la yeesheen wafdi uu hoggaaminayo wasiir Nuur Shuuriye, ”ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay wasaaradda dekedaha qeyb ka mid ah.

S

Tags: Galmudug oo hishiis la Saxiixatay Shirkadda Oriental Company oo ay ku mideysanyihiin sedex shirkadood+Sawirro
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaasha Denmark, Ireland Iyo Poland+Sawirro

Next Post

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya+Sawirro

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya+Sawirro

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo qalabka diiwaangelinta gaarsiiyay Matabaan

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo qalabka diiwaangelinta gaarsiiyay Matabaan

February 16, 2026
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Matabaan, Gobolka Hiiraan gaarsiiyey qalabka diiwaangelinta codbixiyeyaasha, si halkaasi...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay kulan wadatashi ah

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa qabatay kulan wadatashi hal maalin ah si dib-u-eegis iyo talooyin looga helo qabyo-qoraalka Xeer-Nidaamiyaha Ilaalinta...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Addis Ababa kula kulmay Claver Gatete

Wasiirka Ganacsiga XFS oo Addis Ababa kula kulmay Claver Gatete

February 16, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Mudane Claver...

Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka Labada Dal

Soomaaliya iyo Tanzania oo kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad oo ku Saabsan Arrimaha Socdaalka Labada Dal

February 16, 2026
0

Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Midowga ee Tanzania ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan iskaashiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In