Saturday, August 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku xigeennada 1-aad iyo 2aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo la doortay Siraaji Sheekh Isxaaq iyo Mahad Xasan Cismaan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo baaq Nabadeed u dirtay dadka ku nool deegaanada Hirshabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Siraaji Sheekh Isxaaq, ayaa loo doortay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle doorasho goordhow ka dhacay magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Golaha Wakiilada Hirshabeelle, ayaa Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle u doortay Xildhibaan Siraaji Sheekh Isxaaq, kadib markii uu tanaasulay Xildhibaan Saadaq Salaad Warsame oo ahaa Musharixii la tartamaayey.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026

Sidoo kale Xildhibaannada ayaa guddoomiye ku-xigeenka labaad u doortay Xildhibaan Mahad Xasan Cismaan oo helay 85 cod, halka Xildhibaan Canab Axmed ay heshay 10 cod, halka afar cod ay halaabeen.

Xildhibaanadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa sido kale horey u doortay Guddoomiya Baarlamaanka Hirshabeelle Xildhibaan Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed.

Previous Post

Xildhibaannada Hirshabelle oo doortay guddoomiye cusub

Next Post

Wasaaradda Gargaarka oo deeq Daawo iyo Raashin ah ku wareejisay Maamulka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Gargaarka oo deeq Daawo iyo Raashin ah ku wareejisay Maamulka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Wasaaradda Gargaarka oo deeq Daawo iyo Raashin ah ku wareejisay Maamulka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In